Somali Irish Community Development Associaton
12/04/2025
Fariin kusocota dadka Qaata Jobseeker ama one parent family payment ama illness benefit.
Fadlan haka digtoonaadaan in ay bankigooda ku shubaan lacago badan ama loogu soo diro ama ay kadiraan. Waxay kaloo social welfare ka ogaan karaan dhamaan bankiyada kufuran magacaada sida revolutka credit union ka iwm. Waxay kaloo samaynkaraan dib u eegis dhamaan sanadihii aad qaadanaysay social welfare ka.
Haddii aaad suaalahooda jawaabo u weysid waxaad mutaysankartaa xarig ama xabsi iyo ganaax.
Wixii faahfaahin ah hoos ka akhriso.
Mahadsanidiin
A 50-year-old man who unlawfully claimed over €280,000 in social welfare payments has been sentenced to one-and-a-half years in jail. Source: RTE.ie https://search.app/y7No1opC1YNtjUb16
Man jailed for social welfare fraud, claiming over €280k A 50-year-old man who unlawfully claimed over €280,000 in social welfare payments has been sentenced to one-and-a-half years in jail.
Maxaa looga baahanyahay qofka raba inuu cusbooneysiiyo IRP ( Irish Residence Permit ) ama markii ugu h**eysa isdiiwaangalinaayo ?
1- Qofka cusbooneysiinaayo IRP waxa uu sysytemka cusub u ogolaanayaa inuu dalban karo 3 bilood marka ay kadhimantahay dhicitaanka ama expirationka IRP.
2- qofka marka ugu h**eysa isdiiwaangalinaayo ( first time registration) Waa inuu onlineka portalka kasamaystaa balan (https://portal.irishimmigration.ie/en/) silooga qaado Faraha iyo sawirka.
Macluaad Dheeri ah , halkaan hoose ka akhriso
https://www.irishimmigration.ie/transfer-of-responsibility-for-irish-immigration-residence-permission-for-all-remaining-counties-to-immigration-service-delivery-isd-of-the-department-of-justice/
28/02/2025
32 dii Magangalyadoon ee ugu h**eysay oo ay dawlada Ireland dib ugu celisay Dalka Georgia iyagoo lagu qaaday diyaarad gaar ah sida ay h**e ubalanqaaday.
https://www.irishtimes.com/politics/2025/02/28/thirty-two-people-including-child-deported-to-georgia-as-charter-flight-deportations-recommence/
Thirty-two people, including child, deported to Georgia as charter-flight deportations recommence Minister for Justice Jim O’Callaghan warns those not entitled to asylum: ‘don’t come to Ireland’
Maxaa is bedelay Sanadka cusub dhanka lacagaha Ireland.
Waxaa lakordhiyay qayba badan oo kanis ah lacagaha social welfare ka.
Riix linkiga hoose.
Wixii faahfaahin ah waxaad kaheli kartaa xafiiska
Mahadsanidiin
Budget 2025 Find out all the changes in Budget 2025 and dates of payments
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
88 Bridge Street
Dundalk
A91PK29
Opening Hours
| Monday | 10am - 6am |
| Tuesday | 10am - 6am |
| Wednesday | 10am - 6am |
| Thursday | 10am - 6am |
| Friday | 2:30am - 6am |
| Saturday | 10am - 6am |
| Sunday | 11am - 5am |