Codka Dunida

Codka Dunida

Share

19/12/2025

Suuqa Shaqada Ireland iyo Fursado cusub

14/12/2025

Dalladda Jaaliyada Somaliyeed ee Ireland oo samaystay magac ay ku midaysan yihiin ( Somali Council Of Ireland )

Photos from Codka Dunida's post 14/12/2025

`Dalladda Jaaliyada Somaliyeed ee Ireland ayaa caawa kulan ay isugu yimadeen ku doortay Dallad ay ku midaysan yihiin oo ay ugu magacdareen Somali Council Of Ireland, Taasi oo ka shaqayn doonta danaha iyo isu ururinta bulshada somaliyeed ee dalkan ku nool

Munaasibadan ayaa ka qabsoontay Hotelka `Marka Cadey ee Badhtamaha magaalada Caasimada ah ee Dublin

Photos from Codka Dunida's post 01/12/2025

Jahliyada ku nool Dalka ireland oo uu hormuud u yahay Gudoomiyaha Horn of Africa Communities Network of Ireland (HACNI) Cabdicasiis Muuse ayaa Munaasibad mahadcelin ah u sameeyay Madaxweynihii h**e ee dalka Ireland Michael D. Higgins mudadii uu joogay sidii uu u caawiyay ama taageerada ugu fidiyay bulshada somaliyeed sidoo kalena waxay ku soo dhoweeyeen madaxweynaha cusub ee dhowaan la doortay ee Catherine Connolly

Want your business to be the top-listed Media Company in Dublin?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Dublin
353

Opening Hours

Monday 7:30am - 5pm
Tuesday 7:30am - 5pm
Wednesday 7:30am - 5pm
Thursday 7:30am - 5pm
Saturday 7:30am - 5pm
Sunday 7:30am - 5pm