RADIO BAASMALE
28/05/2026
Deg Deg: wararka aan ka heleeno magaalada ayaa sheegaya in Gadoomiyaha magaalada Marka Cadey loo magaabi rabo Cusmaan maxamed cali gumac
Walle ninkan hada magalada lo magacabo reer dhan aya laga waani doona guud ahan degmada Marko Cadey.
17/11/2025
la shaaciye 18da November 1950 oo lagu sheegay in cuqaal, waxagarad iyo culumo ka tirsan qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed in ay ku biireen xisbiga Unione Africani Somalia (Xisbiga Midowga Afrika ee Soomaaliya).
Magacyada cuqaasha, waxagaradka iyo culumada ku xusan war-saxaafadeedka waxaay ahaayeen:
1. Reer Xamar Iskaashato (Nabadoon Maye Cismaan)
2. Reer Xamar Bandhaboow (Nabadoon Cabdullaahi Cali Axmed)
3. Murusade (Nabadoonada: Tarambi Ugaas, Cali Xasan, Maxamuud Bool, Maxamed Xeef, Xasan Hilowle, Cabdullaahi Warsame, Nuur Rooble, Sheekh Axmed Jawle, Cismaan Dhiblaawe, Sheekh Maxamuud Maxamed, Macalin Yuusuf, Cali Maxamed Macoow, Jilacoow Jimcaale, Iaie Caddoow, Cawaale Jimcaale, Maxamuud Siyaad, Nuur Duqoow, Maxamed Maalin).
4. Hintire (Nabadoon Muudeey Xaaji Geelle).
5. Sheekhaal Gandarshe iyo Jasiira (Nabadoonada: Sheekh Maxamed Sheekh Xuseen, Shamow Weli, Sheekh Muxidiin Sheekh Maxamed, Sheekh Cabdulqaadir Cali).
6. Habargidir (Nabadoonada: Xaaji Xirsi Gurey, Maxamed Shiilaale, Barre Cawaale, Xuseen Barkhadle, Islaw Cumar Kulmiye, Cilmi Aadan Maxamed, Xaaji Cabdulle Cali Faarax, Weheliye Shuuriye, Cali Weheliye Geedi, Colaad Axmed Duduble, Nuur Abuukar).
7. Gorgaarte (Nabadoon Axmed Nuur Cabdi).
8. Kaboole (Nabadoon Xaaji Rooble Ayaanle).
9. Baadicadde (Nabadoon Xuseen Koilo).
10. Gaaljecel (Nabadoon Maxamed Bandow).
11. Wacdaan (Nabadoon Geesey Abiikar).
12. Ajuuraan (Nabadoon Sheekh Xasan Cumar).
13. Biimaal (Nabadoon Xaaji Yaroow Yuusuuf).
14. Barire (Nabadoon Cabdulle Axmed).
15. Raxanweyn reer A***n (Nabadoon Aadan Maxamed Cabdi).
16. Urabane (Nabadoon Sheekh Muuse Abiikar Aboow iyo Sheekh Cabdiraxmaan Sheekh Abiikar).
17. Karanle (Nabadoon Uasa Darot).
18. Erdo (Sheekh Abuukar Abuker Xaaji Caliyoow)
19. Hubeer (Aadan Salaad Caliyoow).
Magacyada dadka iyo beelaha qaar waxaan u soo gudbinay sidda loogu qore war saxaafadeedka.
RADIO BAASMALE
I gained 51 followers, created 61 posts and received 115 reactions in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. ๐๐ค๐
Taariikh maxaa af somaliga lagu dhahaa @
War Dag Dag : ๐ฌ๐ง Ingiriiska oo si rasmi ah dowlad buuxdo ugu aqoon aaday Falastiin ๐ต๐ธ โwaxaan dal u aqoonsay falastiinโ
Prime Minister:Keir starmer Uk
Radio Baasmale
21/09/2025
๐จ๐ฆ Canada sidoo kale waxay aqoonsatay Falastiin
Radio Baasmale
Deg Deg Qarax miino ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Qoryoolay ee Gobolka Shabeelada Hoose.
Goobjoogayaal ayaa sheegay in qaraxa uu ka dhacay suuqa Qaadka lagu iibiyo.
Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay.
07/09/2025
ITOOBIYA: Siyaasiga caanka ah ee Reer Itoobiya Jawar Mohammed oo aad mucaarad ugu ah Xukuumada Abiy Axmed ayaa sheegay in Xisbiga talada Itoobiya haya ee PP uu toddobaadkan gudihiis shirar uu ku qabtay deegaanada Soomaalida iyo Oromada ee dalkaas ku sheegay in loo diyaar garoobayo dagaal ku saabsan dekedda Assab ee dalka Eriteriya.
Sida uu sheegay Jawar, shaqaalaha dowladda ee labadan gobol ayaa loo sheegay in dagaalkaasi bilaaban doono kadib marka si rasmi ah loo daahfuro biyo-xireenka weyn ee Itoobiya dhiseysay.
9-ka bishan ayuu qorshuhu yahay in Abiye Axmed uu xarriga ka jaro biyo xireenka GERD, waxaana la filayaa inuu munaasabadaasi geeyo madax badan oo Afrika ah oo Addis u jooga ka qeyb galka shirka Cimilada ee Afrika.
Radio Baasmale ๐ป ๐
07/09/2025
"33 Sano Kadib Waxaan ku guulaysannay inaan soo ceshanno Ciidankeennii badda dibna loo Furo Saldhiggii Ciidanka badda, Waxaa idin horyaala ayaa ah inaad u diyaar garowdaan Sidii aad u qabsan-lahaydeen aag aad ku yeelataan Badda"
Taliyaha Ciidanka Ethiopia Birhanu Julla ayaa sidaas yiri.
Radio Baasmale ๐ป
07/09/2025
Madaxwayanha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si rasmiya oo dhaqangal ah ugu magacaabay Maxamed Maxamuud Maxamed (PhD) inuu noqdo Guddoomiyaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda oo tixgalinaya khibaraddiisa qotodadheer ee aqooneed iyo middiisa maamul, ayaa u rajeeyay Dr. Maxamed Maxamuud inuu waajibaadkiisa u guto si xilkisnimo leh, isla markaana u guntado sidii loo sii xoojin lahaa dadaallada socda ee lagu xoojinayo heerka tayada iyo hufnaanta tacliinta sare ee dalka.
Radio Baasmale ๐ป
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
24 Lynwood Road
London
SW178SD