Mohan Aj
23/11/2025
Assan Forzan Ouedraogo – The Comeback Firestarter 🔥🇩🇪
Assan Ouedraogo xilli-ciyaareedkan wuxuu ku jiraa form uu ku gubayo Bundesliga, isagoo si degdeg ah ugu mid noqdaya da’yarta ugu halista badan Germany.
Inkasta oo uu ACL dhaawac ku maqnaa ku dhawaad 9 bilood last season, haddana soo laabashadiisu waxay noqotay beast mode dhab ah. Leipzig wuxuu u noqday masraxa uu ku bandhigo heer cusub oo awood, farsamo iyo kalsooni ah.
✔️ 11 kulan
✔️ 7 goal involvements
✔️ 4 gool uu dhaliyay
✔️ 3 caawin
Sido kle isbuucan la so dhafayy goalkiisa ugu h**eyay German ayu dhaliyay waliba kulankisa ugu h**eyay oo u dheelo German 🚒
Waana sababta mar h**e loogu bixiyay “Paul Pogba-ga Germany”, balse season-kan wuxuu bilaabay inuu magaciisa gaarka ah qorto
On fire. Future superstar. Leipzig’s new powerhouse. 🔥
26/10/2025
Lennart Karl a world-class potential 🔥
Lennart Karl waa mid ka mid ah da’yarta ugu hibada badan ee ka soo baxaysa Bayern Munich Academy, isaga oo 17 jir kaliya ah balse durba muujinaya awood, xasillooni iyo faham ciyaareed ka sarreeya da’diisa. Waa ciyaaryahan leh football IQ sare, control nadiif ah, iyo awood uu garoonka ku maamulo sidii creative playmaker khibrad leh.
Qaab ciyaareedkiisa waxaa lagu sifeeyaa inuu isku daro astaamo laga dhex arko Michelle olise iyo Arda guler — calm on the ball, precise in passing, iyo decision-making aan degdeg lahayn. Wuxuu si fiican uga ciyaaraa boosaska RW, n10 iyo no.8, isagoo ku caan ah inuu dhiso tempo-ga ciyaarta, jebiyo khadadka cadaawaha, isla markaana abuuro fursado nadiif ah.
Bayern marar badan waxay soo saartay magacyo waaweyn, balse Lennart Karl waxa uu u muuqdaa mid ka mid ah kuwa soo socda ee xukumi doona mustaqbalka Jarmalka iyo Yurub guud ahaan.
Potential: 10/10 🚀
01/08/2025
Xavi Simons – The Prodigy Who Delivered
Waxaa jiray xilli uu Xavi Simons ahaa magaca ugu hadal haynta badan ee da’yarta kubadda cagta. Xili oo ahaa wiil 11/12 jir ah oo dunidu wada daawaneysay clips-kiisa YouTube iyo Instagram waxay gaareen malaayiin daawasho ah, weliba xilli uusan wali xitaa u ciyaarin koox weyn. Pressure-kii saarnaa wuu ka badnaa inta ciyaartoy badan ay qaadi karaan.
Laakiin halkii uu lumin lahaa, wuxuu doortay waddo dad yar mari karaan – asigoo ka tagay Kooxaha waa weyn Sida Barcelona oo sanado badan academy kooda ku jiray iyo PSG si development giisa horay usii wato, kadibna PSV intuu ku biiray ayuu ku noqday basics PSV. Halkaas ayuu si xad dhaaf ah ugu iftiimay, maskaxdiisa iyo jirkiisaba wuxuu u dhisay qaab u diyaarinaya inuu ka mid noqdo ciyaartoyda ugu saameynta badan Yurub.
Xavi Simons maanta waa creator iyo scorer ka ciyaari kara xariiqda u dhaxeysa khadka dhexe iyo weerarka. Wuxuu leeyahay transition intensity, waa ciyaaryahan xilli kasto u kooxdu u baahato wax ka beddeli kara ciyaarta. Intaa kaliya maahan – mentality-giisa waa mid match-winning ah, wuxuu leeyahay qancin iyo hunguri sare.
Inkasto hadda si buuxda u development gareyay, waa waqtigii uu qaadi lahaa tallaabo weyn. Haddii aad weydiiso aniga kooxdu ku so bixi lahaa waxa kugu jawaabi lahaa in ee thy Kooxda jelsi – Jelsi waa meesha ku habboon. Qorshahooda cusub iyo dhalinyarada ay dhisayaan wuxuu Xavi noqon karaa xudunta mashruucaas.
Waa ciyaaryahan aan si gaar ah u jecelahay, waana midka kale ee tusaale u ah in “hype” h**e aysan mar walba noqonin burbur – mararka qaar waxay dhistaa magac iyo maamush weyn.
Fadlan shere dheh hadda Qoraalkan ku Raxeystay oo ku cajabiyay sidoo kale Tageeri jelsi mention ku dheh⚓
01/08/2025
Arnaud Kalimuendo – The silent weapon mid-table EPL clubs should bet on
Arnaud Kalimuendo waa ciyaaryahan dhaqaaqiisa, instinct-giisa fursad raadinta, iyo sida uu mar walba ugu diyaar garoobo kubadda soo dhaceysa waa wax ay yar tahay in da’diisa lagu arko. Waxaa laga yaabaa inuusan wali gaarin heerka weeraryahanada waaweyn ee suuqa, laakiin waxa uu leeyahay foundation adag oo si sahlan loogu horumarin karo.
Kalimuendo wuxuu si gaar ah ugu habboon yahay kooxo sida Brighton, West Ham, ama Newcastle iyo Aston villa oo badal u noqon karo Watkins/ isak– kuwaas oo awood u leh inay dhisaan ciyaartoy, ayna siiyaan minutes muhiim ah oo loogu oggolaanayo inuu si buuxda u development gareeyee waliba EPL proven ka dhiga. Wuxuu ka mid noqon karaa weeraryahanadaas aad ku horumariso Premier League-ka dhexdiisa, kadibna kooxaha waaweyn ay sanadaha dhow daneyn doonaan.
Xaqiiqdi Ma ahan laacib buunbuunin u baahan waa player aad low Risk ku qadatid si aad uga hesho wax-qabad, isla markaana aad mustaqbalka ka faa'iideysato dhanka Dhaqalana 💰 🤑
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Website
Address
London Colney