Arli Pro

Arli Pro

Partager

25/06/2021

TEDx Garoowe

03/09/2019

Maxaa kala socotaa heerka musuqmaasuqa wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland?
Maxaa kenay dibdhac inuu ku yimaadaan mashaariicda hormarka deegaanada Puntland iyo sababaha keenay muuqaalkaan kaga bogo.

Aragtidaadu waa muhiim,
Sidee looga gudbikaraa musuqa, Puntland iyo heer Soomaaliyaba?

youtube link:
https://youtu.be/q2nL3_ShLdo

La wadaag saaxiibadaa.
Arli Pro

11/04/2019

Milatariga Suudan oo ku dhaawaqi doona afgambi?

Waxaa jira warar la isla dhexmarayo oo sheegaya in uu jiro isku day afgambi oo ka dhan ah madaxweynaha dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir, ka dib markii warbaahinta dawladdu ay sheegtay in milatarigu uu “baahin doono war muhiim ah”, sida ay ku warranay wakaaladda wararka ee Reuters.

Habeenkii Arbacada dadka mudaaharaadaya ayaa sii waday in ay ku sii nagaadaan bannaanka wasaaradda difaaca ee magaalada caasimadda ah ee Khartuum, waxayna dalbanayaan in madaxweynuhu uu is casilo.

10/04/2019

Wakaaladda waxay dhowaan idiin soo gudbin doontaa barnaamijyo kala duwan oo khuseeya horumarada la taaban karo ee bilihii u danbeeyey ka hana qaaday guud ahaan Soomaaliya iyo gaar ahaan Puntland.

.

Vous voulez que votre entreprise soit Entreprise De Médias la plus cotée à Paris ?
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.

Téléphone

Site Web

Adresse


4 Rue Doudeauville Paris
Paris
75018