Jiilka
11/07/2026
10/06/2026
Ma aqaano Cumar Cartan, laakiin waxaan hubaa hal shay.
Hadda, way ku adkaan doontaa inuu tan arko laakin gaarsiya
Dareenkiisu waa sarreeyaa. Wuxuu dareemayaa in fursad hal mar ah laga qaatay si aan caddaalad ahayn.
Laakiin tani waa waxa ugu fiican ee ku dhici karay careerkiisa.
Sababtoo ah caddaalad darrada uu la kulmay awgeed, hadda waxaa laga yaqaanaa meel kasta oo adduunka ah.
Muuqaalkiisa ayaa ka weyn kan garsoore kasta oo ka qayb galaya tartanka.
FIFA waxay dareemi doontaa inay ku qasban tahay inay "magdhaw siiso" isaga, waxayna si dhakhso ah kor u kac ku sameeyn doonan jaranjarada careerkiisa.
Waxay rabaan inay isticmaalaan muuqaalkiisa iyo saameyntiisa cusub.
Waxay u xilsaari doonaan tartamada ugu sarreeya iyo ciyaaraha heerka sare ah.
Talada kaliya ee aan u jeedinayo walaalka: aamus. Ha ku dhaleecayn FIFA. Ha ku hadlin eray xun oo ku saabsan Ameerika.
Dunidu waxay h**e u aragtay in lagu dulmiyay.
Mararka qaarkood aamusnaanta ayaa ka sii weyn erey kasta oo aad sheegi karto.
Waxaan rajeynayaa in fariintani ay ku soo gaarto, walaal.
Xigasho: Mohamed
Jimca wanagsan walaalaha
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Type
Contacter la personnalité publique
Site Web
Adresse
La Roche-sur-Yon
85000