Foos Manchester

Foos Manchester

Jaa

08/07/2026

DEG-DEG: Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa ku baaqay in baaritaan lagu sameeyo Madaxweynaha FIFA, Gianni Infantino, si loo eego qaabka uu u maamulayo hay'adda kubadda cagta adduunka.⚖️

Sida ay warineyso ESPN, xubno ka tirsan Baarlamaanka Yurub ayaa dalbaday in si madax-bannaan loo baaro maamulka Infantino, iyadoo la xiriirta su'aalo laga keenay hab-maamulkiisa iyo go'aanno uu qaatay.

Haddii baaqan uu isu beddelo baaritaan rasmi ah, wuxuu noqon karaa mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee soo wajaha Gianni Infantino tan iyo markii uu noqday Madaxweynaha FIFA. 🌍

07/07/2026

Argentina ayaa guul soo laabasho leh ka gaartay Masar welibo kulankaan wuxuu ahaa kii ugu fiicnaa tartanka.

Masar garsooraha ayaa ku seexday balse Argentina awoodeeda lama qorin karo.

07/07/2026

Real Madrid in tahay ee mid maamusha football ka bal fiiri 👀

Ciyartoyda waa wayn ee ku soo dareen kooxda dhamaan tood waxay isku keneen 80M halka 👇

Ciyartoyda Accedamy ga ah ee ka tagay isku keneen lacagta 122M 🥶

Barcelona accedamy lacag k**a samayso kuwa waa wayn frea kuma soo qaadan karaan

Oma Yritys listan huipulle Kuntosali Ja Urheilutilat Vantaa :ssa?
Klikkaa tästä saadaaksesi sponsoroidun listauksen.

Kategoria

Nettisivu

Osoite


Robert Huberin Tie 3b
Vantaa
01510