Sundus Real State

Sundus Real State

Share

03/05/2026

Mid kamid ah guryaha dhawaan idlaan doono oo maraya xaladi finishing ga

@⁨SundusRealEstate⁩

Fadlan Haddi aad u bahato in adigana lagu adeego lamabarka profile ka Saran nagala soo xidhiidh

30/04/2026

SundusRealEstate

30/04/2026
19/03/2026

Eid Mubarak 🌙

Sundus Real Estate waxay hambalyo diiran u direysaa dhammaan Muslimiinta. Maalintan qiimaha leh waxaan idiin rajeyneynaa farxad, barako iyo nolol wanaagsan.

Sida aan uga shaqeyno in aan idiin helno guryo qurux badan, waxaan rajeyneynaa in guri kasta uu noqdo meel ay ka buuxdo nabad iyo jacayl.

Ciid wanaagsan 🤝

Want your business to be the top-listed Contractor in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Jijiga