Abdi Reyes
Halista Bank yada iyo sida ay dadka musliminta ah ay uga war haynin
Dr Mahamed Haybe Ahmed
03/01/2025
“Laba sano kahor ayaan imid Godey, isbedelada tan iyo markaas ka muuqda waa kuwo na dhiiri galinaya, waa in aan diirada saarnaa kobac horumarineed, tani waa dariiq albaabada u furaya fursado badan, korna u qaadaya heerka nolosha bulshadeena.
Aad ayaan ugu faraxsanahay Daahfurka Mashruuca Waraabka Galbeedka Godey. Dhulkii abaarta ahaa ee la waraabin jiray oo noqday dhul ay ka buuxaan rajo wanaagsan oo laga heli karo sisinta, sarreenka, galleyda iyo midhaha kala duwan".
Raysal-wasaare Dr. Abiye Axmed Cali
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jigjiga
Jigjiga
251
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 20:00 |
| Tuesday | 09:00 - 20:00 |
| Wednesday | 09:00 - 20:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 20:00 |
| Sunday | 09:00 - 20:00 |