Rays MicroFinance Institution

Rays MicroFinance Institution

Share

07/04/2026

Waxaad si fudud ugu bixin kartaa lacagta kuugu jirta adeegga SAHAYPAY kharashaadka diyaaradda aad ka book-garaysatay Hayaan Travel Solutions .

Hadda Tijaabo adigoo lasoo dagaya APP-ka sahaypay https://apps.apple.com/us/app/sahaypay/id6475752358

Photos from Rays MicroFinance Institution's post 28/03/2026

Shirkadda RAYS MFI oo uu matalayo Maareeyaha guud ee shirkaddu Mud.Cabdulcasis Xasan ayaa lagu marti qaaday shirwaynaha guud ee heer Caalami (International Conference on Next-Generation Microfinance) kaas oo ka dhacay madasha shirarka ee UNECA.

Shirkadda ayaa qayb ka ahayd xubanaha loo xushay in ay ka hadlaan madasha kaas oo diiradda lagu saarayay qodobada ay kamidyihiin Nidaamyada lacag-bixinta dijitaalka ah ee is-waafaqa( interoperable digital payment systems), e-savings innovations, iyo next frontier in microfinance.

Shirkadda RAYS MFI waxa ay sii xoojindoontaa wadashaqaynta Iyo iskaashiga ay la leedahay shirkadaha kale ee bahwadaagta ah.

17/02/2026

Shirkadda RAYSMFI iyo adeegga Sahaypay waxa ay dhamaan muslimiinta caalamka iyo kuwa dalkaba ugu bishaaraynaysaa bilashada bisha barakaysan ee .

Kulucaam wa antum bikhayr.

Want your business to be the top-listed Finance Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Addis Ababa
1000