Myare
28/05/2026
Ciid mubarik Kulucaam wa antum bilkhayr ciidan cideeda Caafimadqab cibaado suuban Allaw nagugadhsii.
Ciid mubarik Kulucaam wa antum bilkhayr ciidan cideeda Caafimadqab cibaado suuban Allaw nagugadhsii. Ciid mubarik Kulucaam wa antum bilkhayr ciidan cideeda Caafimadqab ...
ciid mubarik
Ciid Mubarik
follow to back
17/05/2026
Wasiir Kuxigeenka Xafiiska Caafimaadka DDS Marwo Xaawo Saleebaan oo ay Wahelinayaan Qaar Kamidaha Musharixinta Xisbiga Barwaaqo ee Gobolka Shabelle, Maamulka Gobolkaasi iyo Kuwa Degmada Abaqarow ayaa si WadaJir ah Xadhiga uga Jaray mashruuca baladhinta qXarunta Caafimaadka Degmadaasi oo Lagu Kordhiyay Guryaha Shaqalaha Lagu Tallo Gallay.
Xarunta degmadan Abaqarow oo ka mid ah xarumaha bixiyada adegayada caafimaad ee dhamayska tiran ayaa lagu sameyay baladhin waxaana lagu soo kordhiyay in ka badan 21 qol oo iskugu jira kuwa shaqalaha lagu talo gallay suuliyada iyo qaybo kale.
Waxaana si rasmiya xadhiga uga jaray Marwo Xaawo Saleebaan Wasiir Kuxigeenka xafiiska caafimaadka oo ay Wahelinayaan Musharixinta xisbiga barwaaqo uga Sharaxaan gobolka shabelle.
Wasiir kuxigeenka Xafiiska caafimaadka Marwo Xaawo Suleebaan oo munasibadan xadhig ka jarka ah ka haddashay ayaa sheegtay inuu xafiiska caafimaadku wado dadaalo lagu xoojinayo xarumaha caafimaadka si bulshada deegaanku uu hesho adeeg caafimaad oo dhamaystiran.
Ugu danbayn guryahan shaqalaha lagu talo gallay waxaay qayb wayn ka qadan doonta heer daboolka caafiimaad ee bulshada deegaanka iyo xoojinta tayaynta tayada adeeg bixinta.
Xafiiska Caafimaadka DDS.
May 16.2026.
Mahamed Ahmed Muhumed
Myare
JUMCE MUBARIK Myare
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mahamedgood2000@gmail. Com
Addis Ababa