Nogob Times

Nogob Times

Share

01/08/2025

Deg-Deg.

Baaq ay soo saareen aqoonyahanka iyo dhalinyarada belwaynta ree amadin ayaa soo saaray inay manta laga bilabo ayna ka sugaynin wax maamul aha mamulka ina cagjar.

Beelwaynta Ree-Amaadin oo Gobol gaar ah, Maamulmagaalooyin & Degmooyin ku dhawaaqday si iskood ah. Magacyadooda iyo goobahooda dib ayaan ka soo sheegaynaa insha Allah.

Beesha Ree-Amaadin ayaa si madax-bannaan ugu dhawaaqday aasaaska gobol gaar ah, maamulmagaalooyin iyo degmooyin hoos yimaada, iyadoo ujeedadu tahay xoojinta midnimada, nabadda iyo horumarka deegaanka. Qorshahan cusub waxa uu beesha siin doonaa maamul hufan iyo adeegyo wax ku ool ah.

Magacyada gobollada, maamulmagaalooyinka iyo degmooyinka la ansixiyay iyo goobahooda saxda ah ayaan mar haddii la ansixiyo faahfaahin buuxda idiin soo bandhigi doonaa.

Guusheenu waa wadajirkeena tolkeeyoow 🤝 💪

31/07/2025

abdirizak ah waxaan leenahay ugaas reer duule inaadan ahayn bulshada deegaanka oo dhan way ogtahay ugaasnimada aad sheeganaysana waxaa aha Ugaas maxamud Ugaas maxamed Cabdulahi ayaa Ugaase ee Adigu Ugaasna Matihid oday dhaqmeed Reerka Matalana Matihid, ee waxaad ka qaadan karto ka qaado tuugan sii dhacaya.Waxaa kaloon cadaynaynaa in odayaasha reer amaadin iyo ina cagjar ayna kulmin walina go.aan laga gaadhin marka ay kulmaan halkan ayaa bulshada kula wadaagi doonaa.Guusheenu waa wadajirkeena tolkeeyoow 🤝 💪

31/07/2025

maanta iyo garasley oo ka tirsan degmada dhuxun oo banaanbax nabadeed sameeyay

28/07/2025

Shir saxaafadeed jaaliyada ree amaadin ee nouth america

Want your business to be the top-listed Photography Service in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Addis Ababa