Dusmo Media

Dusmo Media

Share

19/11/2023

PM Hamza Abdi Barre caruurta TikTok iyo dadkan danbe ee gabayadii nageeye fahmi waayay ma fahmi karaan hadalada Sarbeebta ah ee uu ku hadlayo RW marka uu khadbadaha jeedinayo ee uu leeyahay wuu dhintay wuu baxsaday waa runta’ dadkan la laynayo dadkii dilay lama hayo ayuu ka wada waana runtii.

Dadkan in ruux lagu afuufu ayay u baahan yihiin markuu leeyahayna waa runtii Somalia dadka ku nool qalfoofkoodii uunbaa joogee waa dad nolosha ka samray oo qaraxyadii iyo dilkii maskax ahaan iyo jidh ahaanba aan waxba ku noolayn,

Muqdisho isbadal baa ka dhacay maalintii Mohamed Abdullahi Farmaajo xilka laga qaaday ayaa Muqdisho amni iyo xasilooni ugu horaysay 2:00pm waad dhex lugaynkarta.

15/09/2023

Jimce wanaagsan asxabta waxan jimce wanaagsan idinka leeyahay Masjidka cali jimcaale ee magaalada Muqdisho.?

07/04/2023

Ciidanku ha dagaalamaan oo ha diidan amarka ka soo baxay ina cagjar iyo kooxdiisa

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Somalia
Addis Ababa