Ibrahim Ali Mussa

Ibrahim Ali Mussa

Share

12/06/2026

የሰሞኑን የብሄራዊ ምርጫ ቦርድ ጋዜጣዊ መግለጫዎች፤ ከሶማሌ ክልል ህዝብ ዕይታ አንጻር!

ስለ ምርጫ አስፈላጊነት፣ ዓላማዎች እና የዜጎች ሚና ወዘተ. መሰረታዊ ሀተታዎች ለአዲሱ ትውልድ ጭምር በትምህርት ተቋማት ከሚማሩት በሻገር ባለፉት ወራቶች በመንግስትና በግሉ የሚዲያ አውታሮች የተንሸራሸሩት ገለጻዎች በቂ በመሆኑቸው በዚህ ጹሁፍ መግለጹ ብዙም አስፈላጊ ሆኖ አልታዬኝም፡፡ በዚሁ ረገድ ለዴሞክራሲያዊ ሥርዓቶች ማበብ ዋና መሳሪያ የሆነው የምርጫ ሥርዓት እንደመሆኑ መጠን በአገራችን የጠቅላላ ምርጫ ሂደቶች አፈጻጸም በፌዴራሊዝም ሥርዓት ግንባታ ውስጥ የተለያዩ የአፈጻጸም ሂደቶች የሚታይበት ነው፡፡ እነዚህ ሂደቶች የዴሞክራሲ ጭላንጭሎች ከፍና ዝቅ የሚሉበት ናቸው ቢባል ማጋነን አይሆንም፡፡

ወደ 7ተኛው ጠቅላላ ምርጫ ሲንመጣ፤ በሶማሌ ክልል አጠቃላይ የምርጫ ሂደቶች አፈጻጸም ሲታይ ለምሳሌ ከዕጩዎች ምልመላ ጀምሮ እስከ የድምጽ አሰጣጥና ቆጠራ እንዲሁም የውጤት ገለጻ ያሉት ሂደቶች እንደየምርጫ ክልሎች ጥሩ አፈጻጸም የነበራቸው በአንድ በኩል በሌላ በኩል ደግሞ ከፍተኛ የምርጫ ቅሌቶች የታየባቸው የምርጫ ክልሎች እንደነበሩ እየታዩ ናቸው፡፡ የምርጫ ቅሌት የታየባቸው ክልሎችን ቢንወስድ በትንሹ በማህበራዊ ሚዲያ እየተሰራጩ ያሉት ቅሌቶች መጥቀስ ይቻላል፡፡ ከዚህ ጋር ተያይዞ በጂግጂጋ 02 የምርጫ ክልል በቦርዱ የታተሙት የድምጽ መስጫ ወረቀቶች ውስጥ ዕጩ ተወዳዳሪ ተደርገው በአከባቢው ታዋቂና የተከበሩ ግለሰቦች ተካተው የተገኙበት ሁኔታ ከሚጠቀሱት የቦርዱ የአሰራር ችግሮች ናቸው፡፡

ሌለው እንደ ግለሰብ በቅርበት እከታተለው የነበረው የሚኤሶ የምርጫ ክልል ነው፡፡ በዚህ የምርጫ ክልል የሚገኘው የማህበረሰብ ክፍሎች ለብዙ ግዜያቶች የነበሩት የእኩልነት ጥያቄዎችን መሰረት አድርጎ የግል ዕጩዎች እንደ ህዝብ አቅርቦ በምርጫ ሂደቱ ተሳትፈዋል፡፡ ይሁንና የምርጫው ሂደቶቹ ከመጀመሪያው ጀምሮ የቦርዱን የምርጫ ህግ 1162/2019 እና መቋቋሚያ አዋጅ 1133/2019 ከ18 በላይ አንቀጾች ተጥሰው የተከናወነ የምርጫ አፈጻጸም ነው፡፡ ሌለው ቀርቶ የግል ዕጩ ወኪሎች እንዲሳተፉ ተከልክለው ፍርማቸው ያሌለበት የድምጽ አሰጣጥና ውጤት ቆጠራ እንደተከናወነ እየተደረገ ያለበት ክልል ነው፡፡

የሆነው ሆኖ ለእነዚህ ከላይ የጠቀስናቸው ህጎች ተፈጻሚነትና ተገዥነት ቀዳሚውን ኋላፊነት የተጣለበት የቦርዱ የምርጫ አስፈጻሚዎች እራሳቸው በተግባር እንዲጣስ ፍቃደኛ የሆኑበት ሁኔታ እያለ፤ የምርጫው ተሳታፊዎች እና ሰፊው ህዝብ ከዚህ አይን ያወጣ ቅሌት ምን ይማራሉ? እንዴትስ እነዚህ ህጎችን ያከብራሉ? በተለይ አዲሱ ትውልድስ ምን ይማራል?

ነገር ግን እነዚህ ህጎችን እየጠቀሱ፣ የቦርዱ የስራ አመራሮች ሰሞኑን በአመሻሽ ላይ ቅርበው የሚሰጡት የምርጫ ውጤት ይፋ ማድረጊያ ጋዜጣዊ መግለጫ፤ የሶማሌ ህዝብ በተለይ የምርጫ ቅሌት የተፈጸመባቸው የምርጫ ክልል የሚገኙት ዜጎች ፤ቦርዱ ቅሌቱን ያጸድቅ ይሁን? ወይስ “ለፍትሃዊ፣ ሰላማዊ፣ ነፃና ዴሞክራሲያዊ የምርጫ ሥርዓት መስፈን በምርጫ የሚሣተፉ የፖለቲካ ድርጅቶችና የግል ዕጩዎች ገንቢ አስተዋጽኦ እንዲያደርጉበት የተዘረጋው ግልፅ አሰራርን(1162/2019)” በተግባር ያስከብራሉ የሚል ዕይታን አንግበው የቦርዱን መግለጫዎችን እየተከታተሉ ይገኛሉ፡፡

እመሰግናለው
ኢብራሂም አሊ ሙሳ
መስራች፣ ዋና ተንታኝ የልማት ተግባቦት ተነሳሽነት
ሰኔ 5 2018ዓ.ም

31/05/2026

የኢትዮጵያ ብሄራዊ ምርጫ ቦርድ ገለልተኛ ሆኖ መሥረት እያለበት ግን በቀን 14/09/2018ዓ.ም በሶማሌ ክልል የሚኤሶ ምርጫ ክልል የግል ዕጩዎች ታዛቢነት መገለጫ ባጅ አንሰጥም። ነገር ግን የብልጽግና ፓርቲ ዕጩዎችን ተሰቷቸዋል። ይህ የምርጫ ቦርድ አሰራር የሚያሳየው ገለልተኛ እንዳልሆነ ነው። ስለዚህ ቦርድ ለራሱ የምርጫ ህግ 1162/2018 ተገዥ በመሆን አፋጣኝ መፍትሔ እንዲያደርግ እንጠይቃለን።
የገዥ ፓርቲም እንደ መንግስት
እራሱ ያወጣውን የምርጫ ህግ እንዲያከብር እንጠይቃለን። በዚህ ምርጫ ክልል እየተከሰተ ያለው የጥቅት የፖለቲካ ጨቋኝ አመራሮች የሚያደረጉት የአፈና ተግባር እና የፀረ-ጭቆና እምብተኛ ህዝብ ጉዳይ ስለሆነ በዚህ መልክ ተውቆ መንግሥትን እንደሽፋን ለሚያደርጉት ብዝበዛ እንዳይደገፋ እንጠይቃለን።

28/05/2026

U sinaanta sharciga ama Saraynta sharcigu ma ahin in la cabudhiyo bulsho cadaalad daro diidan balse waxa weye in kuwa xilka dawlada iyago adeegsanaaya dulmi inay sameeyaan raban laga diido oo sharcigu xaqqa u hiliyo!

Markas sharcigu wuxu noqon mid loosiman yahay oo kasareeya kuwa xilka dawlada u adeegsan raba dulmiga.

Sidas darted, arrintas way hirgaashay danbilayaashina meelkasta iyo xilkasta ay hayaan sharciga ayaa la horkeenidoona dhawan!
Allah ayaa mahadaas iska leh!
Mawjado cadaalada lagu hirgalinaayo ayaa soo soocida!

*Sidigi daad majidho!

Ciid Mubarak!

24/05/2026

Story:
FARIINTI ay bulshada reer Hardin "Bluetooth"ka ugu soo gudbisay WAFFTIGI XISBI XAAKIMKA DDS EE OLOLAHA DOORASHOOYNKA U AADAY!
Shacabka reer Hardin ayaa u gudbiyay wafftigan oo iskugu jiray 3 murashixinta xisbiga iyo "wasir"-kuxigeen heer deegan ah.
shacabku fariinta ay usoodiren wafftiga waxay kubilaabeen, "wafftigenow bagad nasoo gaadhen ee
* koley "ቀኝ አዝማች"ku isagu waa aabihi dhuldeegaankan, wana gob oo gaar ahaan labada wiil ee u midina Murashaxa yahay midina gudoome h**e hadda laakin wasir kuxigeenka yahay, waxad ogaydeen in u isaga iyo odaayal kale bishi Hamale ee sanadki h**e idin yimaadeen. Waxayna idinka rabeen ariin xeer hoosad noqotey in ad u ogalaatan. Bal haba danbayso wax u ogalaanshiyuhu ee xatta waad marti soori waydeen!
Yeelkeede hada marki ad hor imateen wu idin soo baxay oo gabbnimada ayaa siinwayday in u idinka aamuso!

* mida ad sheegten ee ah in qarniga 21ad mabdai la iskudoorto iyada waxad waydiisan "professor Bahru Zewde" in an nahay bulsho kasoo jeeda Dawladi "Adal" ladhi jiray qaybteedi "Walasma dynasty" loo yaqaanay. Iyado taas laga duulaayo ayan ahaan jiray "Adal-Guraguraacha" uu marki ugu danbaysay AUN Mahdi Ayub ዋና "አስተዳዳሪ" ka ahaa. Dawladan ayaa isku maamuli jirtay Soomaakida iyo Canfarta dhulbaneedka(lowland)iyo Oromada Buuraleyda ah.

Balse, hoogu wuxu ino bilawwday fiiddki ay soogalaysay Isniin ee 19ki Genbot 1983 ee ninka hada ladhaho "Jeneeral Saamora" isago hogaaminaaya ciidanki jabbhada oo u ordaaya in u qabto Addis Ababa,intu magaalada Hawash istaagay u yidhi aaway Soomaalidi hawashi wixi ka hooseeya lahayid, waanu jooggna ayaynu ku dhahnay, wuxu ina faray ሰላምና መረጋጋት "ka deegaanadiinan qaata ilaaliya, wanan kagudoonay!

*Waxaa kale oon indin waydiinay,labadan wiilow bulshadan aaga Hardiin, dee Soomaali reer kasta leh ayaynu u nahay, marka, in ad wacmx noo birisan iskadaaye halki xafis ee an kulahayn degmada kasoo ay isaga danbeeyeen Aun Ruufaaci Shekh Xasanil ila Siyad Daaud Cumar(Ugas Siyad ka hor inta an lagu caano shubin).
*Mid kale hadi an idin raacino idinku xiliimaa idinku danbaysay dhaxalki ቀኝ አዝማች Geedi hadhiito"?
*Hadi an usoo jeesano, wiilka iyo gabadha reer Shinilaha ah, horta waxad ogaatan Gabadhi iyadu qaabil maleh aabo! Sidas darted, marka an cadaalad darooooy...lenahay ha moodina caadifad iyo inay nagu jirto arragti qaabyaaladeed.

Balse, waxan raadinaynaa kuwa u dhiggma hogaminti isku duubnayid ee ay bulshada gobolku u sinayid. Waxaana kamid ahaa masuuliynti heer Deegaan ee Xasan Cabulahi Riyaale,Cabdixaxakim Cigal, Ibraahin Cali iyo Xildhiban Cumar Cabdisamid ee intay Sameeyeen qorshihi loo bixiyay "Qorshaha Horumarinta Hardin, 2006T.I" Qorshahaas oon ka faaidnay:
*Adeegan laydhka magaalada
*Xaruntan Caafimaadka
*Dugsiga sare ee idin muuqda.

Taas ayaa ah sababta an bariyahan danbe ad u maqashaan inago cadaalad daroooy ku hayyna ee qabyaalad nagama aha, aabo!

Marka wafftiyoow waxaa ayaa naga dhax guuxayya ee hadi an dhamaantaaya idin soo bixi lahayn meel naqaada oo ad nagula hadlilaydeen lamaba heleen ee suruura!
...Dhamaad!

FG: anigo ka duulaaya xeerka xidhiidhka(Communication)ka marki xidhiidh dhaco cidda fariinta loo diray waa in laga sugo jawaabta sidas darted hadda wafftiga ayay la jirtaa jawaabtu!

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa
1172