Midnimo Media Post
27/11/2020
Arrinka maqale ka socda dadka intooda badani sida ay moodayaan ma aha. Waa run in dad badani ay xaq u arkaan in TPlF meesha ka baxdo. laakiin TPLF waxay rabtaa in la isla wada daadago oo lawada galo danbiyo dagaal oo lawada qoyo, maadaama ay ogtahay inaanu jirin miciin siyaasado kale oo danley ah uu u hiilinaya waaqaca jira.
PM na marabo inuu galo danbiyo dagaal xasuuq wata, oo waxa uu u diirnaxaya shacabka tigrayga ee la maro habaabiyey waxaana uu ku luuqaynayaa codkiisa macaan heesta la dhaho "Hawlgalka iyo Soo celinta adkeynta Sharciga"
Filimadan Eseyaas Wuxuu u miciinsandey siyaasada nooca tolarance and wait policy la dhajo ee nooceeda dulqaadka baden huwan waxaa uuna tumaysaa laxanka macaan dagaalka, halka farmaajo na u tumayo gitaar codka mcn ee Abidy ku luqeynayo halka Ismaacil cumer geelena la macsoomay marti-sharaf leh sacab moraal kulansadey oo dan keentay ah.
Barnaamijkan Waxaa dilaal ka ah gacanyaraha wakiilka reer galbeedka ee bariga Africa UAE. ujeedada ugu weyn ee looga dan leeyahay riwaayadan ayaa ah in xididada loo siibo oo hawada loo diro isbahaysigii gabalkiisu dhacay ee TPLF iyo China.
Markaa laxanka macaan, gitaarka qurxoon iyo codka macaan iyo martiqaadka rag ayaa iska leh sponsership. aan fanaanka codka mcn ee Abidy dhageysano heestiisa u ku luuqaynayo ee ah "hawlgalka adkaynta iyo sareynta sharciga".
Jijiga iyo xaalada caabuqa CoViD 19
Caawa Iyo Caalamka - BBC News Somali Kala soco telefishinka BBC News Somali 30 daqiiqo oo isugu jira warar, wareysiyo & faallooyin ku saabsan Soomaaliya iyo Caalamka
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Addis Ababa