Maqaal Tv
01/03/2026
Shirkada diyaaradaha ee Daallo Airlines ayay Puntland ka mamnuucday markii iyadoo kadagi lahayd Garoowe ay aqbashay amar uga yimi Muqdisho, oo ay sidaas kulaabatay, sideyna xildhibaano iyo dad rayid ah.
Labo goor ayaa lagu eedeeyey halis galinta masuuliyiin iyo shacab Puntland, diyaaradan ayaa galabtay dad cumreysanaya ka qaadi lahayd Garoowe.
28/02/2026
Hawada Qatar iyo Kuwait gabi ahaamba waa la xiray, mana jiro wax duulimaad rayid ah
28/02/2026
Gantaalada Iran ayaa ku hoobanaya garoonka Ben Gurion- Telaviv.
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Boh
Addis Ababa