Farda awliyo
05/08/2022
"Deeq Biyo Dhaamiyaal Ah".
Gobolka Afdheer ayaa Biya dhaamiyayaal ugu deeqay Gobolada Kale ah Shabelle iyo Qoraxey. Booyadahan oo ah kuwa wax yar la’isticmaalay. Taayaradooda cusub yihiin ayaa loo qorsheeyay inay biyaha u dhaamiyaan shacabka ku nool Gobolada aan kor ku soo sheegnay. AFdheer waxay balanqaaday Gobolada kale sida Jarar, Dollo iyo Nogob, inay iyaguna heli doonaan Booyadahan oo laga qabsaday Argagaxisada Alshabaab. Degaanka ku soo duushay. Ciidanka Liyuu police Guul.
Want your business to be the top-listed Beauty Salon in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Addis Ababa