BAXSI MEDIA

BAXSI MEDIA

Share

Photos from BAXSI MEDIA's post 04/04/2025

Madaxweynaha DDS, Mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa la dardaarmay hoggaaminta heer deegaan oo ukala bixi doona gobollada iyo degmooyinka deegaanka.

Hoggaamintan oo lasoo kulmi doona qaybaha kala duwan ee bulshada si ay usoo darsaan xaaladdooda dhabta ah ayaa fahan guud laga siiyay qorshayaasha iyo wadiiqooyinka ay tahay inay maraan marka ay tagaan goobihii loo cayimay.

Madaxweynaha ayaana masuuliyiinta si guud ufaray in ay dardargeliyaan shaqooyinka xafiisyada, islamarkaasina la xoojiyo fahanka bulshada ee waxqabadyadooda, waxa qabsoomay, waxa aan qabsoomin iyo asbaabaha ay uqabsoomi waayeen iyada oo laga run sheegayo si aysan bulshadu ugu nug laanin barobogaandooyinka lagu faafiyo baraha bulshada.

08/03/2025

.
Xaladda Nolosha Xerada qaxootiga kaakuma oo sii'adkaaneysa marba marka kasiu dambeeysa kadib markii uu kagoostay mareeykanka guud ahaan dhaqaalahii lagu caawin jiray qaxootiga

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Website

Address


Addis Ababa