IQRA Academy
Raaxada jirka waa soon badni
Raaxada nafta waa dembi yari
Raaxada carabka waa hadal yari
Raaxada maskaxda waa dhalanteed yari
أَلا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ
Quluubtu waxay ku xasishaa xuska illaahay ( Badi xuska Alle )
04/10/2024
𝑱𝒖𝒎𝒄𝒂 𝒎𝒖𝒃𝒂𝒂𝒓𝒂𝒌 dhamaan
Uga faaidayso maalinkaan fadliga badan:
1:𝐐𝐮𝐫'𝐚𝐚𝐧 𝐀𝐤𝐡𝐫𝐢𝐧
2: 𝐀𝐪𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐮𝐮𝐫𝐚𝐭𝐮𝐥-𝐤𝐚𝐡𝐟𝐢
3: 𝐈𝐬𝐭𝐢𝐪𝐟𝐚𝐚𝐫 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧
4:𝐒𝐚𝐝𝐚𝐪𝐨
5:𝐈𝐧𝐚𝐚𝐝 𝐃𝐮𝐜𝐚𝐲𝐬𝐚𝐭𝐨 𝐨𝐨 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐛𝐚𝐫𝐢𝐬𝐨
6- Badinta Salliga Nabiga SCW
7:𝐢𝐲𝐨 𝐝𝐡𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐰𝐢𝐱𝐢𝐢 𝐰𝐚𝐧𝐚𝐚𝐠𝐬𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐚𝐚𝐝 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝.
Usheer gareey qofaad lajeceshahay ❤️wanaaga
03/10/2024
Waxaan ku soo dajinay isagoo daawo iyo naxriis u ah kuwa Allahooda rumeeyay (mu'miniinta)
Ilaah SW ha nagu anfaco kalaamkiisa.
Allahayow na waafaji waxa maanta naga farxiyo, oo naga lilaali waxa na dhibaya. 🤲❤️❤️❤️
IQRA Academy
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Nasri City
Cairo