Gedo State

Gedo State

Share

05/05/2025

Update: Madaxweynaha Maamulka Koonfurgalbeed Laftagareen ayaa tagidono Muqdisho kaas oo ka qeybgalidona shirka Madasha Wadashiga Qaranka, saacadihii udmabeyay ayaa la sheegayay in Cabadi Casiis uu ka cudurdaartay shirka balse xaaqii ma ahan arrintaasi. Madasha Shirka ayaa lagu balansanaa inay maanta furanto waxaana Muqdisho tagin qaar Madaxweynayaasha maamulada kamid kuwaas lagu wado inay tagaan maanta si shirka u furmo.

Maamulada Putland iyo Jubbaland ayaan qeyb ka nqoondonin shirka Putland ayaa horey udiiday ka qeybgalka shirka, halka Jubbaland Dowladda ay diidantahay inay aqoonsato doorashadii maamulkaasi ka dhacday ee Axmed Madoobe ku soo baxay. Beesha Caalamka ayaa iskudayday dadaalo lagu doonayo in Madasha shirka uu noqdo mid lo dhanyahay oo ay soo xadiraan maamulada maqan. Balse arintaasi ayay Dowladda Faderaalka u joojin waxay qaadatay go,aankeedii ahaa inay shirka tagaan sadex maamula gobaleed iyo hogaamiyaha SCC Khaatumo oo dib loga soo daray hadda ka dib aqoonsigii ay heleen.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Toronto?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Toronto, ON