Howraar Media
03/16/2024
DAGAAL SIYAASADEEDA-KA KA SOO CUSBOONAADAY BADDA CAS IYO DOORKA SOMALIA
Soo laabashada burcad badeed xiligaan, xaalada ka taagan Badda Cas iyo Xuuthi-yiinta, waa arrin u baahan in Dowladda somalia ku yeelato kaalin iyo dhaq-dhaqaaq muujinaya inay tahay dowlad ku taala BADDA CAS ayna saameyneyso xaaladeedu. Haddii taa la waayo, sida haddaba jirta ba, waxaa imaaneysa in Somalia noqoto dal jooga, lkn ka maqan saaxada siyaasadda gobolka aana talo ku leheyn ciyaarta ka socota hareereheeda booskeedana ay galaan dowlado kale ee Gobolka.
tusaale ahaan, ETHIOPIA wax yaabaha u fududeeyey inay ku dhiirato qaadashada dhulka SOMALIA ma ahan kaliya damaca ay qabtay ee waxaa jirta firaaq siyaasi ah oo ay ka aragtay dhinaca Somalia, iyo inaysan jirin danno iyo siyaasad dhaafsan lahaansha dhulka iyo xeebtaas ee Somalia muujisay, xilli ay jirto xaalad kacsanaan ah iyo xiisad ka dhalatay carqaladeynta Xuuthiyiintu u geysteen ganacsiga caalamiga ah ee mara BADDA CAS guud ahaan, baahina loo qabo kaalin siyaasadeed iyo mid diplomaasi ay qaataan dowladaha gobolku, Somalia marna k**a soo muuqan Radar-ka diplomasiyyada iyo kan siyaasadda guud ee gabolkeeda.
Taasi Ethiopia waxay siisay fursada ay ku buuxiso booskaas ugana mid noqoto dowlada daneeya arrinkaas, Keentayna ku qabso ku qadi meysid. inkastoo Somalia heshay taageerada beesha caalamka, hadana daneyn la'aanteeda arrinka BADDA CAS wuxuu bixinaa muuqaal siyaasadeed oo mug leh, iyo dowladaha gobolka, sida ETHIOPIA oo iyadu cadeysatay iyo UAE oo la aaminsan yahay inay leedahay noqshadaynta damaca Ethiopia ay wakiil ka noqdaan Somalia. Dhinaca kale, Ethiopia weli k**a aysan quusanin dameeceda ah inay saldhig military ka hesho BADDA CAS oo waxay hadda ku mashquulsan tahay sidii ay wadamada BRICS la isku dhoho ugu soo jiidan leheyd dhinaceeda iyo inay siiyaan taageero u dhiganta midda SOMALIA ka heshay reer Galbeedka.
Somalia inay isku haleyso taageerada ku saleysan masaalix siyaasadeed ee reer Galbeedka waa aragti gaaban oo aan la socon is-rogrogista danaha iyo siyaassada caalamka maanta, sababta kaliya ee reer Galbeed Ethiopia uga diideen arrinta BADDA CAS waa inay ka uriyeen in ay u janjeerto dhinaca Russia iyo China, lkn aysan ka aheyn ilaalinta xeerarka caalamiga ah iyo xaq-lahaanshaha Somalia.
Haddaba Somalia sow lama dugboona inay muujiso dowladnimadeeda iyadoo miizaameysa danaha is-weydaarsan ee ka jira gobolkeeda iyo Biyeheeda labadaba, kaliya ma ahan inay heshiis uun saxiixdo, ee xitaa waxay qeyb ka noqon kartaa dadaalo siyaasadeed ee lagu xalinayo dhibaatooyinka jira iyo kuwa looga hor tegaayo BURCAD BADEEDDA dhaawaca u geysana dowladnimadeeda.
Ka sokow Somalia inay weli tahay dowlad ka soo kabaneysa burbur ragaadiyey muddo dheer iyo inaysan laheyn tabar iyo taag toona, haddan Somalia lagama haayo dhaqaaq siyaasi ah oo ku saabsan xaaladaha ka taagan BADDA CAS, marka laga tago dadaaladdii ay uga hor tegeysay damica Ethiopia.
In aan la nimaado galaangal siyaasadeed waxay daawo iyo ka hor tag u tahay damac danbe iyo hagardaamooyin badan, muujina doontaa in lala jiro xoolaha iyo xeebaha dalka dayac na aysan aheyn.
The west and its double standard behavior
One of the reasons I support President Putin, is that he has given the West a taste of their hypocrisy.
For more than 70 years, Israel has been annexing land from Palestine, and they have been silent and even refused to condemn Israel in strong language, some of them prevented UN security council to adopt such resolutions, freeing Israel from international accountability, allowing her to do whatever.
Now that Russia has annexed 4 regions of Ukraine, they have started to raise alarm, like half of the world has being taken by Russia, why we didn't see this kind of reaction and condemnation to the conistant and unlawfull annextion of palestian land by Isreal, why the west took 70+ years to come to the same level of concern and interest to Palestinian issue, but took hours, if not minutes to Ukraine issue.
I don't see any other way, except Ukraine to be patient, because what has happened to them recently, has been happening to the Palestinians for almost a century.
Unanswered questions about Pr Abdulwahab's abduction.
I am very interested to know more about your relationship with Roble before and after your abduction. What were the circumstances surrounding your abduction?
One of the important points to know is that, killings and abductions of Somali origin individuals has been happening in Kenya quite some time before your own, just like the case of Somali American businessman who's body been found killed and dumped. Which was sad.
It's being a long time, and you haven't been seen or heard blaming your abduction on anybody before Fahad's interview. Why are you suddenly convinced by Fahad's claims? , when there is no official report stating that Roble was behind your kidnapping. Can it be interpreted that you already had a beef with him and Fahad gave you a chance, and an excuse to show up? unlike Fahad, that we all know of his beef with Rooble .
Despite Fahad's claims, hasn't Kenya investigated the case? what was the result if they did so? Did you ever try to find out who was behind your abduction before Fahad's interview?
Kenya's actions today are a clear indication of its misbehavior and it's ill conceived political ambitions and lack of interest in good neighborhood. MD HSM should be very careful in dealing with Kenya, it's intention aren't good, which I think somalia should make it clear that kenya will not get a hot meal on its plate.
This yet to be formed new gov't should mostly take, the same stance as previous one. Because Kenya appears to have non reliable and dishonest attitude.
I hope we won't make concessions and compromises to a neighbor whose not willing anything good, our gov't shouldn't take any hasty decisions on lifting khat or Miraa ban, until Kenya readjusts its willfull illusionist mindset.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Toronto, ON
M9W1W3