Taliso Idil
07/10/2026
Subax wanaagsan ayaan idiin leeyahay dhammaantiin, gaar ahaan kuwa salaadda Fajr waqtigeeda ku tukaday. 🌸📿
Saka waa jimcee Yaad salaadda Fajr ku soo kiciyay ma xaajiga mise xaajiyadda🤣 singles hanaga raali noqdaan ❤️
07/06/2026
Wuxuu mooday in laga sii qaatay🤣
07/06/2026
Subax wanaagsan asxaabey 🌸 gaar ahaan kuwa salaadda Fajr waqtigeeda ku tukaday.
Ma idinku jiraa qof maalin kasta akhriya Suuradda Al-Baqarah? Haddii aad akhrisaan, faa’iido badan ayaad ka helaysaan.❤️
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mississauga?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mississauga, ON