Abdishakuur Shakra
07/14/2026
Faransiiska qaab ciyaareedkooda odhan waa ha la ordo iyo xoog gooshana ku dhali. Waxaasi ma soconeyso.
Ball dominance haddii uusan jirin waa faataxo ku badbaad.
Isbaanishku tan iyo intii aan arkayay qaab ciyaareedkooda ku dhisan tiki taka iyo in kubadda la haysto waa wadeen, caawana Faransiiska raacasho ayaa lagu dilay iyo in kubadda loo diido.
Sidoo kale macalinka Isbaanishka waxaa uu gaf ku galay yarka Pedri inuu bench galiyo isaga oo line up u ahaa kulankii h**e. Sidoo kale waa la tabay caawa Pedri.
Isbaanishku haddii ay Ingiriiska u soo baxaan oo ah xulkii ay labo sanno ka h**e 2024 European Championka kaqaadeen waa ay xifaaltami doonaan.
Qabiir Mohamed Abshir.
Kulankii caawo iyo hotel Qiilmawaaye.
07/14/2026
Kooxda Som Gool ayaa maanta si rasmi ah ula soo saxiixatay ciyaaryahanada Muzamil Maxamed Ibraahim iyo Cabdi Fataax Xuseen Faarax (Manaweyla), kuwaas oo ka ciyaara qadka dhexe.
Labadan xiddig ayaa la filayaa inay awood iyo hal-abuur cusub kusoo kordhiyaan kooxda xilli ciyaareedkan.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
38 Country Hill Dive
Kitchener, ON