Abdo
Xooga Nasasho ah 560❤
16/06/2026
Asalmu Calaykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh.
Waxaan dhammaantiin idiinku hambalyeynayaa curashada sannadka cusub ee Hijriga 1 Muharram 1448 .
Alle ha inaga yeelo sannad kheyr, barako, caafimaad, nabad iyo cibaado badan leh. Ilaahay ha inoo dambi dhaafo, hana nagu sugo jidka toosan.
Sanadkan cusub ee Hijriga ah waxaan Alle ka baryayaa inuu idiin rumoobiyo riyooyinkiinna wanaagsan, idinkana dhawro shar kasta iyo dhibaato kasta.
Sanad Hijriyeed cusub oo barakeysan dhammaantiin. Ciid Mubaarak iyo sannad wanaagsan.
كل عام وأنتم بخير.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Address
5 Carey CI Werribee Vic
Melbourne, VIC
3030