Raali TV
16/06/2025
Sumayo Qurux Waxa ay Bilaal Bulshawi ka Balan Qaaday hadii uu Caato Noqdo in ay is Guursanayaan lkn Marka uu Caato Noqday oo Xitaa Caloosha Buufin lagu Caatowo Gashtay ayey Qoftii iska soo Jartay Goorme Balan ka Qaaday Bilaal.
Bailaal Hada Xoogaa wu yara Caatoobay isbadal ayuu soo Kordhiye si uu uguursaso Sumayo Qurux lkn Qoftii Waa Booday.
Maxay kula Tahay Adiga?
14/06/2025
“Nin aan Waxba heysan Hadalkiisa Ma Rabo, Mana igu Dhihi Karo Waan Ku Jeclahay, Sababtoo ah Aniga libiska aan Xiranahay kaliya ayaa 1000$ kun Dollar ka Badan, marka Wiil Yar oo Shiid ah ima damci karo Kaliya waxaan Hadal u Furaa Ninka Alle Wax u dhiibay ee Markaan Xabiibi dhaho Jawaabta Gacanta ka Bixiya ee Lacagta Dusheyda ku Firdhinaya”
Mariya oo ah Gabadh Libiska ay Xiratahay aan Suuqa laga heleyn kaliya Dalab loogu sameeyo ayaa sidaan tiri
Maxay kula tahay fakarkaaga.
08/06/2025
Qadan Qaran “ Aniga Nabiga SCW Ma Caayin Codka Photoshop ayaan lagu Sameeye Dunida Maanta waa Hor martay adiga oo Nool ayaa lagaa Been Abuuran karaa”
Qadan Qaran oo 24 kii Saac la soo dhaafay Dadka Badan oo Soomaaliyeed ka Dalbanayeen in Gafka aya ka so Laabato ayaa sidaa Tiri Fikirkaaga ka dhiibo Maxay kula Tahay Adiga?
07/06/2025
Subeyr oo loo yaqaan "Qooqaaga Qaranka" ayaa Live Tiktok kusoo galay, iyadoo si toos ah uu u daawanayey dad ka badan 100,000 oo qof.
Intii uu live-ga socday, Subeyr wuxuu si murugo leh uga hadlay tacadiyo uu sheegay inuu kala kulmay haweeney caan ka ah baraha bulshada oo lagu magacaabo Qadan Qaran. Subeyr wuxuu sheegay in hooyadiis geeriyootay, kadibna uu muddo la noolaa Qadan isagoo u arkayey in ay buuxisay kaalintii hooyadiis ee noloshiisa.
Si kastaba ha ahaatee, wuxuu sheegay in Qadan iyo carruurteeda dhowr jeer guriga uga saareen, isla markaana ay ugu dambeyn shirqool u dhigeen, taasoo sababtay inuu ka cararo Somaliland. Wuxuu sidoo kale sheegay in uu markii h**e kasoo guuray Muqdisho, balse hadda uu ku sugan yahay magaalada Garoowe.
Subeyr wuxuu la wadaagay dadkii daawanayey codad uu sheegay inay yihiin kuwo ay Qadan ku aflagaadayso hooyadiis dhimatay, Diinta Islaamka, Ilaahay iyo Rasuulka (NNKH). Isagoo aad u murugsan, ayuu Subeyr ugu baaqay hay’adaha ammaanka ee Somaliland inay arrintan si dhab ah u eegaan oo uu cadaalad helo.
Xigasho: Abdifatah Haaji Dirir
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.
Kategorie
Webseite
Adresse
Vienna