Afarta

Afarta

Teilen

28/03/2026

Maalin wanagsan saxbiyaal dhamantin fadlan

26/03/2026

waxaa waxlalayabo ah dadkan

18/03/2026

Waxaa lafilayaa sacadaha ama malmaha sosocdo in dagalka bariga dhaxe laso gabangabey sida ay shegen ilo waredyo marekanka ah

17/03/2026

Ali larjani waa u nolyahey mardhow ayuna sohadki donaa sidairan shacisey

15/03/2026

Gabadhan oo ah gabar Youtuberad u dhalatay dalka India ayaa dhawaan mar ay ku sugneyd magaalada Mogadishu. Muuqaal ay soo dhigtay barteeda YouTube ayaa si weyn u soo jiitay dareenka dadka daawaday.

Muuqaalkaas waxaa ka muuqda iyada oo mooto (Fekon) ku dhex mareysa magaalada Mogadishu, ayna la socdaan rag kale. Arrintan ayaa noqotay mid yaab ku noqotay dad badan oo daawaday, maadaama aysan caadi ahayn in gabadh ajnabi ah sidaas ugu dhex socdo magaalada.

Dad badan oo daawaday muuqaalka ayaa ka falceliyay

15/03/2026

Xutiga oo caawa hanjabad kadhan isra1l mareykanka sofirey miyey iyaguna dagalka sogalayan haa waa cadeysten waqtiga sogalayan

Photos from Afarta's post 14/03/2026

Fadeexadii balaaran ayaa dul-hoganaysa Howlgalka dagaalka Mareykanka uu ku qaaday Jamhuuriyada Iran, Maraakiibta dagaal ee Istaraajiga ah iyo diyaaradaha Shidaalka Hawada kubixiya ayaa labadaba ay kudhaceen khasaare baaxad weyn leh.

Labo kamid ah Maraakiibtan ayaa lakulmaya dhaawacyo soo gaaray, Iran ayaa sheegtay in ay weerareen Markabkiintan, hayeeshee US waxay sheegtay in laga hortagay, mid kamid ahna uu dab qabsaday, dhaawac askarna kadhashay Lama xaqiijin karro sheegashada Mareykanka.

USS Abraham Lincoln (CVN‑72) waa markab diyaarado dagaal qaada (aircraft carrier) oo ka tirsan ciidamada badda Maraykanka, qiimaha agabyada dulsaaran waa $20 bilyan ilaa $30 bilyan oo dollar.

Diyaarada nooceedu yahay KC-135 booyad shidaal oo hawada ku bixisa Shidaalka ayaa burburtay, 6 shaqaalihii saarnaa lama hayo, tani waxay leedahay cashar weyn oo kudhacay Mareykanka, qiimaheeda ayaana ku dhaw $100 milyan oo dollar.

13/03/2026

madax weynaha mareykanka iran ugu dhartey manta balayo dhigi dono kadib marakib iyo diyarado dagal oo wax yelo ban sogartey

11/03/2026

Man city marar qaar macalinkoda lee losomaraa yaab shaxdisa😂😂

11/03/2026

Maxaa dhici kara saacadaha soo socda hadii dagaalkan xal wara loo helin

17/02/2026

Ramadaan mubar alle Familie

Wollen Sie Ihr Persönlichkeit des öffentlichen Lebens zum Top-Persönlichkeit Des öffentlichen Lebens in Vienna machen?
Klicken Sie hier, um Ihren Gesponserten Eintrag zu erhalten.

Kategorie

Webseite

Adresse


V
Vienna