Cabdullahi Case

Cabdullahi Case

Share

05/05/2026

Waa Tilmaanta Qur'aanku ka bixiyay. Dadka is neceb ee aan heshiin ee intaa is dagaala. Oo uu dhaqankooda ilaah ku tilmaamay sida Guriga Caaracaarada oo kale. Daciifnimo ah. Macnaheedu maaha buulka caaradu in uu daciif yahay, ee macnaha ku jiraa intaa ka xeel dheer yahay.

01/05/2026

Wadaad C.saaq gabdhuhuu aad u waardiyeeyaa, halkaa kawad Sheekh, anigaba Taraaglaa iga xoogay Jaceylkeygiiye. Kkkk

09/04/2026

Taliyihii lagu badalay Shubka ayaa Xaflad inta hoolkii Asluubta ku dhex qabtay ku heesay. Markaas ayaa waxaa Muuqaal soo duubay Taliye shubka oo yiri illeen waxaad u nadiifinaysay Hoolka inaad ku dhex heestid.

Want your business to be the top-listed Media Company in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Gaalkacyo