Cumar Bulshaawi
02/11/2022
Kenya; Nin u dhashay Uganda oo isu-ekaysiiyay haweenay ayaa la qabtay. Shaqsigan ayaa ku qadhaaban jiray in uu gabadh yahay wuxuuna dhaqaale kaga cunay rag badan oo yimaada goobaha lagu caweeyo ee baararka ah.
14/10/2022
BLACK DAY 14OCT πππ
Maanto kle Waxey Ku beegan thy Malinti Uu Dhacay qaraxi Zoobe Oo lagu Xasuqay Dad masakiin ahaa Wa malin aan ilaawi Doonin Dad bdn an jeclen ku weynay Plz an uwada Duceyno Dadki ku dhintay Halkaasπ€²π
12/10/2022
Muxuu Idinka Mudan Yahay Macalinkii Xulkeena Alle Ka Sokoow Waqtigiisa Iyo Dadaalkiisa Galiyay π―π₯β€οΈπ
Macalin Nuur Amiiin Waan Ku Taagersanahy Halyey Ayaadna Tahay .
14/09/2022
Waa qoomiyad Ku Nool dalka Nigeria oo Wiil iyo Gabar qofkii Guurka Ka daaha Lageeyo Biyaha Wabiga Si Loo Biyo Cabsiiyo Ama Loo quusiyo ilaa uu ka dhahayo Waa Guursanayaa.
Uwac Gabar ama wiil iskaabulo ah oo u baahan Wabiga In Lageeyo.πππ