Mahad Ali
Funny 🇸🇴
Not in football 🤔 Somalia
Dibudhac wayn baa somali ku dhacay, wariye axmed siciid cige sxb waad ku mahadsantahay sidaad dadkaaga somaliyeed ugu soo shaqaysay ee daacad nimada ahayd
Dib udhac iyo qabiilka ina heysto iyo siyaasad xumadan gorme ka baxeynaa oo awoodeyna soo ceshaneyna sorry dalkeyow mar un awoodaadi way so noqone 🇸🇴
Muqaalkan share garsii hada jeceshahay wadanka ❤️
Jalalaqsi Hiran Somalia 🇸🇴 digaal beleed ka socda ayaa heerkan gaaray guryihii liska gubo 😭 xalka somaliya 🇸🇴 dowladda way awodaa inay markay aragta digaalkaas dhacaya inay markiiba ku baxda hubaal way awodaa lkn maxaa dhacaya markay wax walba meshii ugu danbeysay marayan aya sura gal ah inay soo baraatugto waliba markay shacabka baraha bulshada said ugu hadal heyso miyaan marka h**e la eegin bulshada xaalkoda
Sidaaan dhaqan somali ma ahan digaal wuu dhici jiray dad way is digalaan in heerkan guryo la guba hubaal Somaliya qabiilka ku awod badan oo maleh dowlad kala celisa kaga daran waa lisku fiirsanaa heer dadku isku xiiqman sidaan ay dhacdaa
19/06/2026
Maanta wax iga yaabiyay baan arka!!
Waa nin dhallinyaro ah oo kammid ah ardaydii maanta dhammaysay imtixaanka Siddeedaadka/8aad, shaadhka uu xiran yahay waxaa ugu qoran kalmad ingiriisi ah “Good by, hello Libiya”
Runtii waa arrin quus ah oo muujinaysa dhallinyaradeennii waxa ay aaminsanyihiin iyo sida ay uga niyad jabeen waddankooda.
Kan anigaaa Iskaleh ayey ledahy gabdhan hadalkan yaa ugu danledahay horta ma sixran yahay mise?
Click here to claim your Sponsored Listing.