Inside Somalia
Wasiir Fiqi ayaa sheegay in ay gacantii ugu dambeysay saarayaan AS
Madaxweyne Recep Tayyip Erdoğan ayaa xaqiijiyay xog ku saabsan in Turkigu uu Maraakiib dagaal u samaynayo Maraykanka tan oo kor u qaaday heshiis milatari ee laba dhinac.
"Aniga iyo Trump waxaan si gaar ah uga wada hadalnay warshadaha dhismaha maraakiibta ee labada dal. Iskaashigaasi waxaa ku jiri dhismaha maraakiibta dagaalka ee nooca Frigate, Corvette iyo Gujisyo (Submarines).
Turkigu wuxuu awood u leeyahay inuu dhammaan kuwaas ku dhiso warshadihiisa maraakiibta."
09/07/2026
FBI is looking for Fahad Mohamed Nur upto $150k rewards.
https://shorturl.at/ScYQ4
Isbadalka Bariga dhexe. Masar iyo Turkey ayaa samaynaya hormarinta ciidankooda iyo tababaro wadajir ah si kor ugu qaadaan awooda iyo xirfada ciidankooda. Masar, Sucuudiga, Pakistan iyo Turkey ayaa doonaya samaysta isbahaysi Milatari oo xooggan.