Sir Issack Adeeri

Sir Issack Adeeri

Share

12/07/2026

Iska ilaali waa aragtaa

12/07/2026

Walaal RAAM oo gaarey 1M oo Tiktok Followers ah ayaa maanta waxaa Kulan ciyaareed dabaal deg ah uqabanaya Kooxaha BCC iyo BAAYSOM.

Walaal Raam Hambalyo 1M waa guul uqalanta dabaal dag wayn. guuleyso.

11/07/2026

Kulankii galabta iyo Soodhaweynta Wasiirka Maaliyadda Koonfur Galbeed Eng Hussein Haji .

11/07/2026

Hambalyo Wasiir Mohamed Hassan Idiris, Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha.

Wuxuu ka mid ahaa shaqsiyaadkii sida weyn uga soo shaqeeyay dowlad-dhiska Koonfur Galbeed, waxaana lagu xasuustaa dadaal, karti iyo juhdi joogto ah. Waxaa loo dhiibay wasaarad uu si buuxda ugu qalmo.

Hambalyo, Wasiir. Waxaan kuu rajeynayaa guul iyo waxqabad miro-dhal ah.

10/07/2026

Hambalyo ayan leyahay Wasiirka Wasaaradda Amniga Konfur Galbed Isack Mohamed Korsar.

09/07/2026

Shir Jaraa’id – Nabad iyo Nolol

Guddiga Farsamada ee Nabad iyo Nolol, oo ku matalaya wada-hadallada u dhexeeya mucaaradka iyo Dowladda Federaalka, ayaa faahfaahin ka bixiyey nooca doorasho ee ay soo jeediyeen iyo shuruudaha lagama maarmaanka u ah hirgelinteeda. Waxay sheegeen in soo-jeedintoodu ku salaysan tahay hannaan doorasho oo la mid ah kii ay Dowladda uu hoggaaminayey Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo soo bandhigtay sanadkii 2018.

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Mogadisho