SomaTactics

SomaTactics

Share

Photos from SomaTactics's post 13/07/2026

From Tonali iyo Anderson To Teilemans iyo Santosโ€ฆ

Qorshaha Maamulka United marnaba maba aheyn ciyaartoy lacag bdn ku fadhiyo. Raggaan Ineos dhahaan ee United maamula PR sida loo isticmaalo ayee Master degree ka wataan k*k

Aniga waxaa fahmay markay dhaheen heshiiska Tonali aa ka baxnay Anderson aa xooga saareynaa lol! ๐Ÿ‘‡

13/07/2026

๐—ž๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ถ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ธ๐—ต๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ ๐—น๐—ฎ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐—น๐—ฒ๐—ต ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฐ๐—ฒ๐—น๐—ถ๐˜€๐—ผโ€ฆ ๐Ÿ”™๐ŸŒŽ

Tan iyo markii la billaabay Koobka Adduunka, wareegga siddeed-dhamaadka (Quarter-finals), 74 kulan ayaa la ciyaaray, kaliya 2 jeer ayayna h**ey u dhacday in xul uu ku badiyo natiijo 3-1 ah:

โœ… 1938: ๐Ÿ‡ฎ๐Ÿ‡น 3-1 ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท
โœ… 1962: ๐Ÿ‡ง๐Ÿ‡ท 3-1 ๐Ÿด๓ ง๓ ข๓ ฅ๓ ฎ๓ ง๓ ฟ

Arrinta cajiibka ah ayaa ah; Labada jeerba waddamadii ku guulaystay natiijadaas waxay ahaayeen xulal difaacanayay koobka! Talyaaniga iyo Brazil ayaana markaas u suurtagashay inay koobka qaadaan labo jeer oo xiriir ah (Back-to-back World Cups). ๐Ÿ†๐Ÿ†

2026: Argentina oo iyaduna koobka difaacanaysa ayaa isla natiijadaas 3-1 ah kaga adkaatay Switzerland! ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ท 3-1 ๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ญ

Lionel Messi iyo saaxiibadiis ma raaci doonaan jidkii Brazil & Italy oo ma laga yaabaa in koobka difaacdaan? ๐Ÿ‘€

10/07/2026

Mikel Merino ayaa 16 sano kadib Spain u suuragaliyay inay Semi Final Koobka Aduunka ciyaaraan!

Belgium waa dadaaleen mana fileynin ciyaar adag inay siin doonaan Spain, balse dadaalkooda waxaa dhamaadka ku dheelay Senne Lammens.

14 July, ๐Ÿ‡ซ๐Ÿ‡ท ๐Ÿ†š ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡ธ๐Ÿ”ฅ

Telephone

Website