Shoobare

Shoobare

Share

10/05/2025

Asc reer hirshabeele

Naguma matelyo arinta uu sheegaayo ninkaan hir_shabeele waxa ka jirana Dadka deeganku waa ay ogyihiin soomaalina waa ogtahay anaguna waan ognahay

Ninka diidan in mashruuc laga hirgeliyo gobolka hiraan waan garanay ee waayo

Ninka diidayo in wadadii jowhar iyo Airport ka laysku xiro mashruucii ahaa

Ninka diidan in shabeeladii_dhaxe_somalia laga saaro cadawga oo ku bixiya lacagta oo gacanta cadawga u geliyay deegaanadii laga saaray 2year ago ee

Aadan yabaal
Ceel baraf
Miirtaqwe
Caadley
Ceel bacad
Ruun nirgood
Alkowther
Cali guduud

Waayo

Ninka ka shaqeeynaaya isku dirka beelaha walalaha ah ee wada dega shabeelada dhaxe& hiiraan waayo

Ninka isbaarada dhigta islana saxan waayo

Ninka hor_mar u diidan oo mashruucyadii ay lahaayeen bulshada iyo maamulkaas kaligiis lunsaday waayo

Ninka maalinba magcaabis wax qabad la,aan ah ee warqadaha Tira beelka ah xafiiska ka buuxsaday waayo

Ninka hay,adihii dowliga ahaa ee hirshabeele laheed kala fogeeyay waayo

Ma jiraa maanta ciidan hirshabeele leedahay oo ka howl_gala deeganada hir_shabeele oo mideysan

Runta aan isku sheegno inta aan nin jecleysi meel soo dhigno

Aan duubka u wada xirano sidii loo heli lahaa hir_shabeele lagu mideysanyahay hormarna u jiheysan

Aan ka wada shaqeyno sidii deeganada si isku mid ah oo mideysan looga xureyn lahaa cadawga AS loona gaarsiin lahaa adeegii dowladnimo oo dadkaas u baahnaa

Taageero indha la,aan ah ee xaan cunaa ku egna Ka gudubno

W/T /W/W/W
Shoobare

Telephone