Aglad Creatives

Aglad Creatives

Share

28/05/2026

Waxaan sameeyaa Nashqadaha (Posters Design), Loogooyinka iyo Muuqaalada Dhaq-dhaqaaqo ( Motion Graphics).

Mashruuc kaste waxaan ku kabaa hal-abuurnimo iyo hufnaan, anigoo diiradda saarayo qancinta Macaamiisha, si ay u helaan adeeg kulansaday Tayo iyo Deg-Degsiimo.

igala soo xariir +252619019959

01/05/2026

Happy Labour Day 𝟏'𝐬𝐭-𝐌𝐚𝐲.

Waxaan ugu Hambalyeyneynaa Dhammaan Macaamiisheenna iyo Saaxiibada ku Xiran boggeenna Maalinta Caalamiga ah ee Shaqaalaha Adduunka.

Haddii aad shaqo qabaneyso u qabo sida ugu wanaagsan Marwaliba!

24/04/2026

Jumca Mubarak Dhammaan Saaxiibada ku xiran boggeenna. Alle ha innaga aqbalo Acmaasha Suuban ee Jumcaha. Jumca Mubarak

Photos from Aglad Creatives's post 22/04/2026

Waxaan aad ugu faraxsannahay in aan nashqadeynno Buugga π…π€ππŠπ€ πˆπˆππŠπ€ 𝐈𝐘𝐎 π’π”π”ππ†π„π˜ππ“π€, oo uu qoray π’πšπ’π-π‡πšπ’ππšπ« πˆπ›π«πšπ‘π’π¦. Saciid oo ah Qoraaga buugaag kala duwan ayaa qalinka u qaatay buugaan, isagoo ku kulmiyay Cilmiga Suuqgeynta.

ugu dambeyn waan u mahadcelineynaa Qoraaga buugga ee nagu aaminay nashqaddiisa, Mahadsanid.

Haddii aad u baahantahay adigana in laguu Nashqadeeyo buugaaga, haka laba-labeyn hadda!

Nagala soo xariir 62 8424990 ama +252619019959

Soo Booqo barteenna 𝐁𝐞𝐑𝐚𝐧𝐜𝐞
https://www.behance.net/Aglad_Creatives

31/03/2026

Noogu imoow Adeeg Digital, oo Dhammeys Ah.
Soo Dalbo Hadda Adeegyadeenna, Si aan kuugu Adeegno.

πŸ“²Nagala Soo xariir 62 8424990

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address

Mogadishu