QARAN TV
10/06/2026
Xaaladda siyaasadeed ee Koonfur Galbeed ayaa u muuqata mid Aad u Kacsan , kaddib markii ay soo baxeen warar sheegaya in Xildhibaanno ka tirsan maamulkaas ay DFS AY si xoog ah ugu Hanjabtay in lagu khasbo in loo doorto Aadan Madoobe Madaxweynaha KGS 5-ta sano ee soo socota.
Arrintan ayaa dhalisay hadal-hayn badan oo ku saabsan hab-raaca doorashada iyo sida ay u dhici karto hufnaanta geeddi-socodka siyaasadeed ee maamulka.
10/06/2026
Musharraxii Kursiga Madaxtinimada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Shariif Sheekh Xasan, ayaa si rasmi ah u qaadacay doorashada, isaga oo ku eedeeyay guddiga Doorashooyinka Simalia iyo dhinacyada DFS geeddi-socodka Doorashda Iyo inay ka baxeen ballamihii h**e loola galay musharraxiinta.
Shariif Sheekh Xasan ayaa sheegay in halkii laga filayay doorasho dimuqraadi ah ay socdaan faragelin, is daba marin iyo habraacyo ka fog hufnaan iyo caddaalad.
“Waxaan rabnay dimuqraadiyad, balse waxa socda waa tuuganimo iyo is daba marin. Ballantii waa naloo ka baxay, taleefanno ayaana lala galay,” ayuu yiri musharraxu.
Waa Wasiirkii Shalay Markii Cumar Artan Lagu Haystay Miami Ku Dhagaysanayey Phone Oo Maanta Markay Ku Dhacday Caqabadii U Muujinaya Farxad Hal Fariin Oo Uu Diro Ayaa Lagu Sii Dayn Lahaa Omar Artan
Madaxweynaha Rasmiga Ah Ee KGS Waa Abdiasiis Laftagareen
SHIRWAYNAHA WADATASHIGA KOR UQAADISTA DAKHLIGA DAWLADA WAQOOYI BARI IYO GANACSATADA DAWLAD-GOBOLEEDKA WAQOOYI BARI
09/06/2026
Saqdii dhexe ee xalay (2:15 AM), waxaa si sharci-darro ah gurigayga ugu soo dhacay ciidamo boolis ah oo uu hoggaaminayo Taliye "Gawrac".Si xoog ah ayay u jebiyeen albaabada, iyagoo argagax geliyey xaaskayga iyo carruurtayda oo xilligaas hurday. Ilaa hadda ma garanayo sababta xadgudubkan iyo weerarkan gurigayga lagu soo qaaday.
Wariye Mukhtaar Abdi Jamac oo Sheegay in Ciidanka Booliska Soo Weerareen
TV
08/06/2026
Waxaa maanta Lasacanod lagu Qabanayaa kulan wadatashi ah Oo Sida Ay Sheegtay Xukuumada Waqooyi Bari uu KU Saan Saabsanyahay kor-u-qaadidda dakhliga, kaas oo ay ka qayb-Galayaan masuuliyiin ka tirsan dowladda iyo ganacsatada Dawlad Goboleedka Waqooyi Bari.
Abdi Darwiish
Ciidankii Aan Shalay Dhisay in Ay Maanta Aniga Isoo Weeraraan Waa Damiir Xumo Iyo wax Laga Xumaado La Iguna Dhaho Degmada c/casiis Guri K**a Kiraysan Kartid Waa Wax Laga Xumaado Oo Lanaga Jaray Laydhkii , biyihii , Cuntadii / Mw H**e Shariif Sheikh Ahmed
05/06/2026
QARAN TV WAA WARBAAHIN U DHAXAYSA UMADA SOOMAALIYEED DAWLD IYO MUCAARADNA MIDNA LA GARAB AHAYN KALIYA SOO GUDBISA XOGAHA IYO DHACDOOYINKA KA DHACA DALKA
Dawladu Aniga Si Gaar Ah Ayay Ii Beegsanaysay Ciidamda Xabada aigu Ridayana Waa Wiilashaydii Oo Maleyshiyaad Soo Adeegsatay Taliska Xasan Shiikhna Waxaan Leeyahay Xukunkaagii Waa Dhamaaday / Mw H**e Shariif Sheikh Ahmed
Click here to claim your Sponsored Listing.