SHUUD MEDIA
21/10/2024
إنا لله وإنا إليه راجعون Tacsi.
Allah Janadi Fardawsa ha ka Waraabiyo
Salaan Garow
Oo maanta xaqii u yimid . Allah samir iyo iimaan ha inaga siiyo dhamaanteen amiin ya Rabbi.
Ehelki iyo Qoski U Ka Baxeyna Samir imaan Alle Haka Siiyo
19/09/2024
إِنَّا ِلِلَّٰهِ وَإِنَّا إِلَيْهِ رَاجِعُونَ
Aax Aaaax
AAX AAX . waa geeri aan aad uga naxay walalkkeen nuur maxamed faarax waxaan leeyahay dhamaa teen illahay samir iyo iiman haynaga siiyo # # # # # # # # # # #
X # # # # # # # # #. Yaa rabi
03/08/2024
Maansha allah waa maalmo xusuus leh
Maanta oo kale sadex Sano ka hor waxa
Ay gashay galaasaka. Aad
Maantan wax ay gashay dugsiga sare
Illahay ayaa mahad leh
Aabo wali geedigii wuu socdaa dadaal
Ilaahayna haku garab galo
14/07/2024
01/07/2024
Siciid waa qof aad iigu qaaliya inta aan kubada cagta ku jiray waa macalinka qudha ee somalilaland oo dhan isku xidha waa macalin
Dhalinyaro badan abaal gashaday runtii inta
Aan aqaanay waa shakhsiga aan ku arago wax qabyaalad ah iyo in uu dantiisa ka horimariyo ta dhalinyarada macalin illahay. Ayàd ka heli
Wax khayr qabo. H**e u Soco insha Allah
Maliin ayaad arki tabac badan ee aad galisay dhalinyarada
Ilàhayna haku xafido
Szb
01/05/2024
Aad ayaan ugu faraxsanahay in buugii
Allaah how naxariisto Abwaankii Axmed Ismaaciil Diiriye (Qaasim ) oo. Aan ka. Qayb qaatay dhanka. Sawirka wakhti i badan aan galiyay uu dhawaan lagu soo ban dhigi doono
Somaliland gear ahaan
Buugan miisaankiisa leh,waxa lagu soo badhigi doona Guule hotel Magaalada Hargaysa 24/05/2024.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Address
Somali