Banuun Health Point

Banuun Health Point

Share

21/10/2024

ka taaqana vitamin E?
Waxaa uu ka mid yahy kuwa ku milma dufanta jirka.
Faaidadiisa ama waxtarkiisa:
1. Wuxuu yareeya calaamadaha duqnimada
2. Sunta ayuu jirka ka saaraa
3. Wuxuu xoojiyaa difaaca jirka
4. Waxow ka qeyb qaata sameynta unugayada cas cas ee dhiiga ( RBCS).

Marka uu jira ku yaraado maxaa dhaco?
1. In uu maqaarka qalalo
2. In timaha lumaan

Intee laga helaa?.
1. Avacadada
2. Lowska
3. Bagalka
4. Bar-ba rooniga
5. Miraha noocyadooda kala duwan

19/10/2024

ka taqaana Vitamin D?
Vitamin D waa mid ka mid ah vitaminada kuwa ku milma subaga jirka marka.
Faaidadiisa:
1. Waxow ka qeyb qaata in jirka uu ka faaideysto Calcium ka.
2. Wuxuu xoojiyaa lafaha.
vitamin D jirka ku yaraado waxaa yimaado:
1. Lafaha oo daciifo
2. Murqo xanuun
3. Difaaca jirka oo yaraado
4. Walwal
laga helaa Vitamiin D?
1. Qoraxda 2. Ukunta
3. Malayga nuuca ( Salmon ka)
4. Beerka xoolaha 5. Supplement ( kaniini)

29/05/2024
Want your practice to be the top-listed Clinic in Mugadisho?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address

Banadir Road
Mugadisho