Somali-language AI and Innovation Lab

Somali-language AI and Innovation Lab

Share

12/04/2026

"๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐†๐š๐œ๐ฆ๐ž๐ž๐ waa erayga ugu habboon ee lagu fasiri karo ๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž"

Dr ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐, Agaasimaha Xarunta Cilmi-baarista ee Xisaabaadka iyo Teknolojiyadda Dijitaalka ah ee jaamacadda Jabuuti

12/04/2026

"Waxa ay ii ahayd fursad qaali ah in aan bartay erey bixinta ku habboon "๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž" ee "๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐†๐š๐œ๐ฆ๐ž๐ž๐" aniga oo isticmaali jiray erayo kale sida "๐†๐š๐ซ๐š๐š๐๐ค๐š ๐Œ๐š๐œ๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š",".

Dr. ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐ข๐ฒ๐ข๐๐ข๐ง ๐‚๐š๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐š๐ก๐ข ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐, bare sare ee Jaamacadda Aston wadanka Ingiriiska.

12/04/2026

"Waxaan rajaynayaa in la'isticmaalo "๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐†๐š๐œ๐ฆ๐ž๐ž๐" erey bixita ku habboon ee (๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž) loona isticmaalo goobaha waxbarashada, cilmi barista iyo guud ahaan bulshada dhexdeeda"

Eng ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐ก๐ฆ๐ž๐ ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ฎ๐, Gudoomiyaha jaamacadda Jamhuuriya.

12/04/2026

Prof. ๐‚๐š๐›๐๐š๐ฅ๐ฅ๐š ๐‚๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ ๐Œ๐š๐ง๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ซ, Xeeldheere Afka Soomaaliga, ahna madaxa waaxda Naxwaha Akadeemiyo Goboleedka Af-ka Soomaaliga. ayaa sharaxay qaabka ay ku timid erey bixinta "๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐†๐š๐œ๐ฆ๐ž๐ž๐" (๐€๐ซ๐ญ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐ˆ๐ง๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ ๐ž๐ง๐œ๐ž).

07/04/2026

Highlights ๐ŸŽฅโœจ

Muuqaal kooban oo ka tarjumaya nuxurka munaasabaddii shalay laga bilaabo soo bandhigiddii cilmi-baarista ilaa daahfurkii SAIL, iyo qudbadihii xambaarsanaa aragti fog oo ku saabsan mustaqbalka Garaad Gacmeedka Af-ka Soomaaliga.

07/04/2026

๐–๐š๐ซ๐›๐š๐š๐ก๐ข๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ฃ๐ข๐›๐จ๐ฎ๐ญ๐ข ๐ˆ๐ง๐Ÿ๐จ๐ซ๐ฆ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐€๐ ๐ž๐ง๐œ๐ฒ ayaa ka warbixisay munaasabaddii shalay ka dhacday Hotel Jazeera ee muqdisho, halkaas oo lagu soo bandhigay mashruuca โ€œ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ขโ€‘๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ญ๐ž๐ง ๐…๐š๐ค๐ž ๐๐ž๐ฐ๐ฌ ๐จ๐ง ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐๐‹๐ & ๐ƒ๐ž๐ž๐ฉ ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ โ€ iyo daahfurka xarunta "๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ขโ€‘๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž ๐€๐ˆ & ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‹๐š๐› (๐’๐€๐ˆ๐‹)" oo noqonaysa xarun cusub oo lagu horumarinayo ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐†๐š๐œ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š iyo teknoolojiyadda luqadda Afโ€‘Soomaaliga.

Waxaa warbixinta lagu xusay sida iskaashiga cilmiyeed ee u dhexeeya ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š iyo ๐‰๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข uu u taageerayo horumarinta cilmiโ€‘baarista, la dagaallanka wararka been abuurka ah, iyo horumarinta AI-ga luqadda Afโ€‘Soomaaliga.

๐‡๐š๐ฅ๐ค๐š๐ง ๐ค๐š ๐ž๐ž๐  ๐ฐ๐š๐ซ๐›๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ฆ๐ฆ๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐š๐ง:
https://adi.dj/index.php/site/Plus/14135

06/04/2026

๐–๐€๐‘-๐’๐€๐—๐€๐€๐…๐€๐ƒ๐„๐„๐ƒ.

Maanta waxaan markhaati ka nahay tallaabo weyn oo loo qaaday ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐œ๐ข๐ฅ๐ฆ๐ข-๐›๐š๐š๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐š๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐š ๐€๐Ÿ-๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด๐Ÿš€

Waxaa si rasmi ah loo soo bandhigay mashruuca daraasadeed ee la dagaallanka wararka been abuurka ah ee ku faafa baraha bulshada, iyadoo la adeegsanayo ๐๐‹๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ƒ๐ž๐ž๐ฉ ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง โ€” arrin si toos ah u taabanaysa xaqiiqada iyo tayada xogta bulshada.

Sidoo kale, waxaa la daahfuray ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข-๐ฅ๐š๐ง๐ ๐ฎ๐š๐ ๐ž ๐€๐ˆ & ๐ˆ๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐š๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐‹๐š๐› (๐’๐€๐ˆ๐‹), oo noqon doonta xarun hormuud u ah ๐ก๐š๐ฅ-๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐ˆ-๐ ๐š ๐€๐Ÿ-๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š.

Waa bilow cusub. Waa jihada mustaqbalka.

06/04/2026

๐Œ๐š๐ก๐š๐๐œ๐ž๐ฅ๐ข๐ง๐Ÿ™

Mahadsanidiin dhammaan cilmibaarayaasha Abdifatah A. Gedi , Hanad Mohamud Laalsiin, Shafici Cabdi , Yahye Ali Isse , Shuab Sheikh Daud , Mohammed Mohamud , Yusuf Ahmed Yusuf oo ka shaqeeyay ๐ก๐จ๐ซ๐ฎ๐ฆ๐š๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐€๐Ÿ-๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐†๐š๐ซ๐š๐š๐ ๐†๐š๐œ๐ฆ๐ž๐ž๐๐ค๐š (๐€๐ˆ) oo ay iska kaashadeen ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐ฆ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ข๐ฒ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐‰๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ญ๐ข. Dadaalkiinnu waa tiir muhiim u ah mustaqbalka tiknoolajiyada ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

Photos from Somali-language AI and Innovation Lab's post 06/04/2026

Safiirka Djibouti ee Soomaaliya, Amb. Maxamed Ibraahim Yuusuf ayaa soo xirey Xafladda bandhigga mashruuca cilmi baarista ee โ€œ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข-๐–๐ซ๐ข๐ญ๐ญ๐ž๐ง ๐…๐š๐ค๐ž ๐๐ž๐ฐ๐ฌ ๐จ๐ง ๐’๐จ๐œ๐ข๐š๐ฅ ๐Œ๐ž๐๐ข๐š ๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐  ๐๐‹๐ & ๐ƒ๐ž๐ž๐ฉ ๐‹๐ž๐š๐ซ๐ง๐ข๐ง๐ โ€ iyo daahfurka xarunta Somali-language AI and Innovation Lab (๐’๐€๐ˆ๐‹).

Photos from Somali-language AI and Innovation Lab's post 06/04/2026

Waxaa shahaado sharaf la guddoonsiiyay cilmibaarayaashii kasoo shaqeeyay mashruuca horumarinta Afka Soomaaliga si looga faaโ€™iideysto Garaad Gacmeed-ka.

Photos from Somali-language AI and Innovation Lab's post 06/04/2026

Waxaa soo dhamaatay dood-cilmiyeed ku saabsan mustaqbalka Afka Soomaaliga, caqabadaha jiro, iyo sida loo horumarin karo oo ay falanqeynayaan ciimibaarayaal Garaad Gacmeed-ka ah iyo Xeeldheerayaal Afka Soomaaliga ah.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address

Wadadda Digfeer, Somalia.
Mogadishu