Deexey Cumar

Deexey Cumar

Share

04/03/2026

“أَلَمْ يَعْلَمْ بأَنَّ اللَّهَ يَرَىٰ”
(Suurat Al-Calaq 96:14)

“Miyaadan ogayn in Ilaahay arko (wax walba)?”

Waa aayad xusuusinaysa in Ilaahay mar walba arko camalkeenna — sir iyo muuqaalba. 💯🥹

14/02/2026

Beerta Daarusalaam waa mid kamid ah goobaha dalxiis ee ugu weyn dalkeena.

12/02/2026

🕊️ ALLAHA U NAXARIISTO 🕊️
DEEQ AXMED XEEDAR RAGE (CIGALLE AFRAX)
LIIBAAN AXMED XEEDAR RAGE (CIGALLE AFRAX)
Maanta waxaa la aasay labada marxuum ee walaalaha ahaa, isla dhashay, kuwaas oo si arxan-darro ah loogu dilay deegaanka Calsha Biyaha , waxaana lagu aasay Qabuuraha H**e ee Calamada – Albarkad.
Waxaan mar kale tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Qaranka Soomaaliyeed, eheladii, qaraabadii iyo dhammaan bulshada ay ka baxeen marxuumintu, gaar ahaan qoyska ay ka tageen, annagoo la qeybsanayna murugada iyo xanuunka dhacdadan.
Waxaan si xushmad leh uga codsaneynaa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo hay’adaha garsoorka qaranka in si dhab ah loo baaro falka lagu dilay marxuuminta, lana horkeeno cadaaladda cid kasta oo ku lug lahayd, si ay u helaan caddaalad buuxda.
🕊️ Allaha u naxariisto marxuuminta, ehelkoodana ha ka siiyo samir, iimaan iyo qalbi deggen.
Aamiin 🤲

11/02/2026

Allaha u naxariisto :

Liibaan Axmed Xeydar )

Deeq Axmed Xeydar )

Waxaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed la socodsiinaynaa in aaska iyo salaadda janaasada labadan marxuum ay dhici doonto beri, duhurnimo, taariikhduna tahay

12/2/26.

Salaadda janaasada
waxaa lagu tukan doonaa Masjidul Waalideyn, degmada Garaasbaleey,

Aaskana waxaa lagu aasi doonaa Buraha Calamada ee Albarkad.
Waxaan Alle uga baryeynaa inuu labada marxuum ku mannaysto Jannatul Firdowsa,

ehelkoodii, qaraabadoodii iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeedna ka siiyo samir, iimaan iyo qalbi deggen.

Aamiin Aamiin 🤲

08/02/2026

Beel wenta Deexey Cumar

08/02/2026

Hapeen wngsan

08/02/2026

War been ah Engi Dayax ❌️❌️ oo caanimo doon xun iyo views Raadis owgiis aayuu Taliyaha iyo beel wenta Deexey Cumar ugu gafay 😡
✍️ Duduble Xordage iskuma diraan been weeye 💯

Baaritaan aan samaynay baan ku ogaanay kiiskii ka dhacay ceelasha biyaha inuu dadaal muujiyay taliyaha saldhiga inta karaankiis ah uuna soo qabtay dambiilayaashii

sidaas darteed walaalaheena deexey waxaan leenahay hadal xumada joojiya iyo isku dirka duduble dhexdiisa ah ee kor iska fiirsha. 😡

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu