Galad Farah Zabrie

Galad Farah Zabrie

Share

17/05/2026

🚨🚨🚨🚨🔴Macalin ku xigeenkii Robin van Persie, Etiënne Reijnen, ayaa ka tagaya Feyenoord.

Agaasimaha kooxda Feyenoord Dennis te Kloese ayaa xaqiijiyay bixitaankiisa, iyadoo wararka ay si weyn u tilmaamayaan in uu ku wajahan yahay Liverpool.

Liverpool waxay sii waddaa xoojinta staff-ka Macalin Arne Slot.🤭

17/05/2026

Xabi Alonso oo fariin u diray taageerayaasha Chelsea:

“Chelsea waa mid kamid ah kooxaha ugu waa weyn kubadda cagta, waxaana sharaf weyn ii ah inaan noqdo tababaraha kooxdaas weyn.”

“Wadahadalladii aan la yeeshay milkiilayaasha iyo hoggaanka ciyaaraha waxay ii cadaatay inaan isku himilo nahay.

Waxaan rabnaa inaan dhisno koox si joogto ah ugu tartanta heerarka sarre isla markaana ku dagaallanta koobabka.”

“Kooxda waxaa ku jira ciyaartooy hibooyin iyo awood badanoo mustaqbal leh,

waxaana sharaf weyn ii ah inaan
hoggaamiyo ciyaartooydaas.

Hadda diiradda waxay saaran tahay, dhisidda dhaqan toosan iyo ku guuleysiga koobab lkn shaqo adag ayaa ka horayn doonta.”

17/05/2026

- Nimanki Juventus ahaa musiibo ayaa ku dhacday maanta, si ee UcL uxaqiiqsadaan waxay ubaahnaayeen guul ee gurigooda ku gaaraan oo kaliya ..

Balse Fiorantina oo Xili ciyaareed kaan intiisa badan Serie B ka carar aheyd ayaa gurigooda ku garaacday taasoo ka dhigan in wax walba ee gacmahooda ka baxeen hadda..

- Waxay ubaahnaan doonaan in maalinta udambeysa Roma oo maanta guul weyn deris kooda Lazio ka gaartay iyo kooxda Macallin Fabregas ee Coma loo wada qabto ayagana ee guul gaaraan 🤦🏿‍♂️

Dhanka kale kooxdi faca weyneyd ee Milan oo mar aheyd kooxaha Somalida ugu badan ee taageeraan ayaa qarka usaaran inee UcL kusoo laabato kadib 2-1 oo ee Genoa uga badiyeen 👏🏽

18/12/2025

🚨🚨🚨🔴🇦🇷Alexis Mac Allister ayaa aad ugu dhow inuu heshiis cusub u saxiixo Liverpool.👀

13/12/2025

Ugu dambeyn labada oday saaka subaxan Kolkata ee ku kulmeen.

Waxaa la sheegaa in SRK yahay taageero Messi, sawirada iyo muuqaalade wadaagen si official loo sugayaa, xili SRK wiilkiisa Abram oo taageero weyn Messi ah uu la kulansiiyay sawirana la galay.

12/12/2025

Tani waa kubada cagta Africa:

Buuq badan aya ka taagan doorashada ciyaaptooyda xulka qaranka Cameroon ku mataleesa koobka Africa.

Samuel Etoo oo ah gudoomiyaha xariirka kubada cagta Cameroon aya soo magacaabay ciyaartooy uu ka reebay Vincent Aboubakar (asago sida la sheegay diidan inu Aboubakar ka jabiyo record kiisa gool dhalinta ee qaranka Cameroon) & sido kale Onana ayu reebay.

Etoo aya sido kale shaqada ka ceeriye macalinki qaranka Marc Brys oo asna diiday in shaqada laga ceeyriyo asago so magacaabay koox kale oo ka duwan tan Etoo asago Etoo ku eedeeye inu yahay (nin is jecel)

Tani waa kubada cagta Africa. Soo dhawaada.

10/12/2025

Gerrard, “Waan dareemaya Salah ma rabo inu bench galo waana ku xushmeenaya taas dabcan waa ku qaldana inu waxyaabaha qaar dhaho balse Liverpool waa u baahantahay Salah waayo asaga ah kan ugu fcn ee ka caawin kara ine ka gudbaan xaaladaan.”

Gerrard damiinki Carragher cml ma aha sida legend ayu u hadlay. El Kapitaano Stevie G ✍️🔥✍️

10/12/2025

Xabi Alonso shaqadisa cawa ma badbadsan doona

10/12/2025

Carragher oo raali geliye salah aya yiri, “Salah waan ka raali gelinaya hadi aan ku dhahay wax ka xanaajiye, waan ku jeclahay aniga ciyaaryahan Liverpool ahaan balse waa inaa toosisaa dhaqankaaga garoonka banaankiisa.”

10/12/2025

Arne Slot :

“ Waxaa dhahdeen nolosha qof walba qalad wuu galaa balse su’aasha waxay tahay ciyaaryahanada marka ee qalad galaan ma ogyihiin qalad kooda? Sidoo kale wada xaajoodka ayaga dhinacooda maka imaadaa?”

Hadalka Slot waxa laga fahmi karaa haddi uu Salah raali gilin bixiyo qalad kiisana qirto in la cafin doono!

09/12/2025

Xogta Jamie Carragher ee premier league

508 kulan u ciyaaray Liverpool
3 gool u dhaliye
7 own goal iska dhaliye
0 horyaal ayu la qaaday

Inu Salah flop ahaan jiray dhaho xaq ma u leeyahay?

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Yaqshiid
Mogadishu
5252