Amana Store
14/08/2025
Waxaan isbitaalka ku booqday mid shiinees ah oo aan sxbo aheyn Waxaan arkay Asagoo sii Dhimanaaya oo leh (CHI YU YAN) Dhowr mar buu Haddalkaasi igu Celceliyay Kadib Naftii ayaa Kasii Baxday....
Waxaan umaleeyay inuu ii tilmaamaayay Lacag utiilay Bangi inuu isiin Rabo....
Damac baa iqaaday Waxaan Aaday China si aan u ogaado Waxa uu kawaday ereyadii ugu Dambeeyay oo uu kudhawaqayay....
Mid Shiinees ah oo Meel Darjiin Fadhiya baan weeydiiyay Ereygii waxa Laga Wado wuxuu iyiri waxaa Laga wadaa WAXAAD KU ISTAAGSAN TAHAY TUBADII NEEFTA ISIINEYSAY KAKAC SXB๐
23/07/2025
E-Football coins xitaa waaku helena walibo qiimo ku raali galinaya
Naga la soo xariir
61 2942575
23/07/2025
Si aad uhesho "UC" waliba si deg deg ah oo ku raali galiya
nagala soo xariir numberkan
61 2942575
โฝ๐ฅ War Cusub oo Ka Socda eFootballโข! ๐ฅโฝ
Hey EFootball players! ๐ฎ Ma ogtahay in season cusub oo weyn uu kusoo socdo eFootballโข bisha August 2025? Waa waqtigii aad isku diyaarin lahayd! ๐
๐ Maxaa Kucusub?
โ
Update weyn (v5.0.0) ayaa imaanaya โ taasoo macnaheedu yahay isbedello badan oo game-ka ku dhici doono
โ
Coins, GP, Points iwm โ Dhammaan xogtaada la xiriirta lacagaha & abaal-marinta waa la xiri doonaa inta lagu jiro update-ka
โ
Qiimaha eFootball Coins waa la kordhiyay (qiyaastii 20%) โ ciyaartoyda badan waa ka cawdeen!
โ
Packs h**e sida Torres Pack waa la kordhiyay laakiin wax cusub lagama filayo ilaa 2026
โ Maxaad U Baahan Tahay Inaad Ogaato?
โ ๏ธ Haddii aad qorsheynayso inaad iibsato coins ama aad dhameysato challenges-ka, samee hadda kahor inta aysan xogtaada isbedelin
โ ๏ธ Ku xisaabtan in waxyaabo badan laga yaabo inaysan dib kuu sugayn marka season-ka cusub yimaado
๐ฏ Haddii aad diyaar u tahay inaad la qabsato isbedellada & aad sii xajisato booskaaga ciyaarta โ hadda talaabo qaad!
Nagala soo xariir
+252 61 2942575
๐ฎ PUBG MOBILE - Season Cusub Wuu Soo Socdaa! ๐ฅ
Waxaa la joogaa waqtigii aad qalabkaaga dagaal ka dhigan laheed mid diyaar u ah season-ka cusub ee PUBG MOBILE!
Wax walba waa isbedelay! ๐ฑ
โจ Maxaa Kucusub?
โ
Map cusub oo leh meelaha qarsoon & dagaal deg-deg ah!
โ
Skin-yo cusub โ Qoryo, baabuur, iyo dhar aad u qurux badan!
โ
Rewards cusub oo laga helayo RP & Event-yada!
โ
Qaab ciyaareed hor leh oo kuu ogolaanayo inaad si ka xeel dheer u ciyaarto.
โ
Balancing cusub oo hubka & characters-ka la hagaajiyay!
๐ฅ Haddii aad jeceshahay tartanka, istaraatijiyadda iyo ciyaar xamaasad leh โ ha moogaan season-kan!
Ka mid noqo kuwa ugu horreeya ee isku dayo waxyaabaha cusub!
Nagala soo xiriir
61 2942575
๐ Comment ku reeb sida aad updatekan u aragto
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
B00000