Muqdisho Portrait

Muqdisho Portrait

Share

27/05/2026

Calaashaan sawirro ayaan ku ciideynaa.

Photos from Muqdisho Portrait's post 23/05/2026

Wixii sawirro Ciid ah waa diyaar naga soo wac 612541295 ama xarunteenna Fagax noogu imow.

22/05/2026

Ciid wanaagsan, sawir qaadistu Waa socotaa fadlan xilli h**e xarunta imow waxa ay ku taallaa agagaarka Fagax , naga soo wac 612541295.

21/05/2026

Ciid Meeqo ka dhiman

Photos from Muqdisho Portrait's post 21/05/2026

Lamaane kale oo qurux badan ayaan Maalintooda u qurxinay, Muqdisho Portrait Waa wehelkaaga iyo haqabtirkaaga sawirka naga soo wac 612541295.

Photos from Muqdisho Portrait's post 20/05/2026

Hambalyo lamaanaha is calmaday ee Xuseen Muxudiin Yeberow iyo Ruweydo Xasan Muqdisho Portrait waa wehelkiina

18/05/2026

Ciidaadi ayaa timid ee soo dhowow macmiil, xarunteennu waa agagaarka Fagax, nagala soo xiriir 0612541295.

18/05/2026

Mogadishu Portrait waa wehelkaaga, nagala soo xiriir 0612541295.

Photos from Muqdisho Portrait's post 07/05/2026

Hambalyo lamaanaha is calmaday Muqdisho Portrait waa haqab tirahaaga sawirrada.

14/04/2026

Ugu imow Muqdisho Portriat sawirro ku qanciya, xarunteennu waa Fagax naga soo wac 612541295.

Telephone

Website