Mogadishu Development Academy - MDA

Mogadishu Development Academy - MDA

Share

21/07/2025

Deeq waxbarasho oo heerka 1aad ee Jaamacadda ah, kana timid dalka Aljeeriya.

Shuruudaha haddii aad buuxin karto fadlan ka dalbo mareegtan
https://scholarship.moe.gov.so/scholarship-apply/b89a01e3-6bb6-4216-800d-6ae3d3f9629d

25/06/2025

Ayadoo Soomaali ka jirto Shaqa la'aan xoog badan Fursadaha shaqaduna yaryihiin, hadana Markay timaado in loo tartamo Fursadahaa Yar ee shaqada, Caqabadaha ugu badan ay wajahaan ardayda Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa dalka wax ku bartay waxaa ka mid ah; ku liidashada adeegsiga Iyo ku hadalka Luuqadaha Caalamiga ah Sida Engliish-ka Iyo Carabiga Taasoo badanaa Gudiyada Shaqaaleeysiinta Hey'adaha Dawliga ah iyo kuwa gaarka loo leeyahayba Waxa ugu badan ay tartamayaashaa shaqada wax yaabaha ay ka eegaan tahay kuna kala saaraan Adeegsigooda Iyo awoodooda ku hadal ee Luuqadaha, Kuwa badanaa fursadahaa yar ku guuleystana yihiin kuwa ku fiican Luuqadaha, Anagoo ka duuleyna Baahiyaas ardaydu Qabaan Iyo Sidii loo hormarin Lahaa xirfadahooda Luuqadeed ee Ardayda, ๐Œ๐จ๐ ๐š๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ ๐ƒ๐ž๐ฏ๐ž๐ฅ๐จ๐ฉ๐ฆ๐ž๐ง๐ญ ๐ˆ๐ง๐ฌ๐ญ๐ข๐ญ๐ฎte "๐Œ๐ƒ๐ˆ",
wuxuu u diyaariyay fursadii ay ku baran lahaayeen Luuqadaha Uguna Biiri lahaayeenTartamayaasha Guuleystay.

09/01/2025

Waxaan Ugu Bishaareyneynaa Waalidiinta awlaadooda la jecel Waxbarasho Tayo leh Inay ka heli karaan machadka Mogadishu Development Institute - MDIMogadishu Development Institute - MDI Oo ku yaala Dagmada Kaxda gaar ahaan xaafada afartnka. waxaan Bilownay bisha ๐‰๐š๐ง๐ฎ๐š๐ซ๐ฒ ๐Ÿ,๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“ wax barashada Habeenkii Iyo Galabtii Oo meel fiican maraysa. waxaa Sidoo kale Isbuuca danbe bilaaban doono wax barashada maalmaha ๐Š๐ก๐š๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐ˆ๐ฒ๐จ ๐‰๐ข๐ฆ๐œ๐š๐๐š.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Mogadishu
252