Muse Show Podcast
28/05/2026
Eidul Adxaa Mubaarak
Waxaan wareysi la yeelanay Professor Alfred R. Bizoza Oo ah Aasaasaha isla markaana ah Madaxweynaha Xarunta High Lands Centre of Leadership for Development (HLC-L4D) ee Rwanda, waxaan Kala sheekeysanay Hogaminta wanaagsan, iyo sida Africa Sugnaanteeda Cuntada Lagu hormarin Karo,Iyo fursadaha ay heysato Africa.
**************************************************
We had an insightful interview with Professor Alfred R. Bizoza, Founder and President of the High Lands Centre of Leadership for Development (HLC-L4D) Rwanda.
Our discussion focused on good leadership, sustainable development, and the opportunities available for Africa’s future growth and transformation.
suuqa khudaarta wali wa furanyahay, tartan nadiif aya loo baahanyahay, ganacsiga u adkeysi ayu u baahanyahay , hal maalin laguma guuleysto, sida waa tiri Hirsiyo jiiqley oo ah malkiilaha Somfresh Fruits & Vegetables, kheybta labaad wareysi
********************************************
The Vegetable market is still open , what is needed is fair and clean competition. Business requires resilience and patience, success is not achieved in a single day, says Hirsiyo Jiiqley, owner of Somfresh Fruits and Vegetable
Episode Two.
Dumarka wa laf dhabarka Dhaqan Dhaqaale Dalkeena,Maama Hirsiya jiiqleey, waa mid kamida Dumarka Ka Ganacsada Beeraha, Gaar ahaan Mooska, waxaan Kala sheekeysanay halkee ayay Kasoo bilowday Ganansiga, yaase Ku Dhiiri Geliyey, Kheybta kowaad
***********************************************
Women are the backbone of our country’s economy. Mama Hirsiya Jiiqleey, who trades in bananas where did she start this business, and who inspired her.
Part One.
19/03/2026
Eid Mubarak. عيد مبارك
Saameynta Dagaalka Bariga Dhexe uu Ku yeeshay Aduunka, Gaar ahaan Somaalida, dhaqaale ahaan Iyo Maciishad Ahaanba, Falanqeyn kooban Kheybta kowaad
**************************************************
The Impact of the Middle East Conflict on the World, Particularly on Somalis, Economically and in Terms of Cost of Living , A Brief Analysis
Part One.
Saameynta Dagaalka uu Ku yeeshay Aduunka, Gaar ahaan Somaaliya
Xiisada Bariga Dhexe ka Aloosan iyo Saameynta ay ku yeelan karto Dhaqaalaha Aduunka iyo Sugnaanta Suntada, Gaar ahaan Somaalida, falanqeyn kooban.
***********************************************************************
Escalating tensions in the Middle East and their potential impact on global food security and the world economy, particularly on Somalia a brief analysis.
Gaylan @ Muse Show Podcast Geopoliticska Iyo saameynta dhaqaale
28/02/2026
Saameynta Dagaalka Ka qarxay bariga dhaxe saameynta uu Nagu yelanayo wa sameyn toos ah , marinka Hormuz waxa maalinle U mara shidaalka aduunka qiyaas ahaan 25% Shidaalka Aduunka, 1/3 Gaaska Aduun ah, qiimaha Maciishada Aya qaaliyoobi doonta, Ku darso Bada cas oo xuuthiga carqaladeeyn doono. Waxaa bad baqayo Dalka wax soo saarka le Iyo keyd somaalida maxaa talo u ah.
Click here to claim your Sponsored Listing.