Dusta Media
11/06/2026
The Somali referee who was denied entry to the United States ahead of the World Cup has been selected to officiate the UEFA Super Cup, the European governing body announced on Thursday.
Omar Artan, 34, was due to referee at this summer’s tournament in North America but was barred from entering the U.S. at Miami International Airport on Saturday.
The Trump administration claimed he had “association with suspected members of terror organizations”.
Artan had been one of 52 match officials chosen by FIFA, world football’s governing body, for the tournament but was returned to Istanbul by U.S. border officials before travelling back to Somalia — where he has received a hero’s welcome.
UEFA, however, has now picked Artan to referee the Super Cup between Champions League winners Paris Saint-Germain and Europa League champions Aston Villa in August. The game, which effectively kicks off the European football season, takes place on August 12 in Salzburg, Austria.
UEFA’s release announcing the news described Artan as “one of the world’s top referees” and acknowledged that he “could not participate as he was not allowed to enter the United States”.
11/06/2026
Xiriirka Kubbadda cagta qaaradda Yurub ee UEFA oo u magaacabay garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cabdulqaadir Cartan dhex-dhaxaadinta Final-ka Super Cup-ka Yurub 2026!
Kulankaan wuxuu dhex mari doonaa PSG iyo Aston Villa,waxaana lagu ciyaari doonaa magaalada Salzburg.
Hambalyo Cumar,guul kale iyo talaabo kale.
Yaa noo Turjumaayo hee waa la yaabee!!😁😁
10/06/2026
GUDDOOMIYE KUXIGEENKA KOOWAAD EE GOLAHA SHACABKA BJFS OO U HAMBALYEYSAY HOGAAMIYAHA CUSUB EE DOWLAD GOBOLEEDKA KOONFUR GALBEED.
Baydhabo, Soomaaliya - 10 June, 2026;
Sii hayaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa u hambalyeysay hogaamiyaha sedaxaad ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ku guuleystay xilkaasi ka dib doorashadii maanta ka dhacday Magaalada Baydhabo.
Sii hayaha xilka guddoomiyaha ahna guddoomiye kuxigeenka koowaad Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Dalka oo bogaadisay doorashadii habka hufnaanta iyo cadaaladda ah ku dhacday ee ka dhacday Magaalada Baydhabo ayaa hogaamiyaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Madoobe Alle uga barisay inuu u fududeeyo xilka culus ee loo doortay, iyadoo u rajeysay in mas’uuliyadda loo doortay uu si xikasnimo ku dheehantahay ugu adeego dadkiisa iyo deegaankiisa.
10/06/2026
Hambaliyo Madaxweynaha 3-aad Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Shekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe)
Waziir Adan Mohamed Ali
Iyo Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo mudane Faysal Mohamed Duuble guuleyso
Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo
Mudane Faysal Mohamed Duuble
Gudoomiye ku xigeenka cusub ee amniga iyo siyaasada Degmada Baydhabo oo maanta xilka si rasmi ah ula wareegey
degmada baydhabo gacan Aamina Ayay Gashay
Marba hadii Gudoomiye Faysal Mohamed Duuble lodhiibey
Gudoomiyaha Amniga iyo Siyaasadda Degmada Baydhabo mudane Faysal Mohamed Duuble,
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
NO