Hiil Legal Aid

Hiil Legal Aid

Share

10/12/2025

On Human Rights Day, Hiil Legal Aid stands with individuals who need support the most. We work to ensure that vulnerable people can access their rights, their safety, and the justice they deserve.

Maanta oo kale sanad kasta 10-ka December waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah ee Xuquuqul Insaanka. Waxaan xasuusineynaa in ilaalinta iyo ixtiraamka xuquuqda dadka ay tahay tiirka caddaaladda iyo nabadda.

Ka Hiil, waxaan u taagannahay difaaca xuquuqda muwaadiniinta iyo dhisidda bulsho ilaalisa cadaaladda, sharafta iyo sinnaanta qof walba.

20/11/2025

Maanta oo kale 20-ka November waxaa la xusaa Maalinta Carruurta Adduunka. Carruurtu waa kuwa ugu nugul bulshada, waxaana waajib nagu ah ilaalinta xuquuqdooda, daryeelkooda iyo in ay helaan mustaqbal ifaaya.

Hiil Legal Aid, waxaan u taaganahay difaaca carruurta iyo helitaanka caddaaladda kuwa aan codkooda la maqlin.

08/11/2025

๐Š๐ˆ๐ˆ๐’๐Š๐€ ๐ˆ๐’๐๐ˆ๐“๐€๐€๐‹๐Š๐€ ๐‡๐Ž๐Ž๐˜๐€๐ƒ๐€ ๐ˆ๐˜๐Ž ๐ƒ๐‡๐€๐‹๐‹๐€๐€๐๐Š๐€ ๐๐€๐๐€๐€๐ƒ๐ˆ๐‘

Muqdisho, 8da Nofeembar 2025: Hiil Legal Aid waxay ka walaacsan tahay dhacdadii dhawaan ka dhacday Isbitaalka Banaadir kaas oo laga arkay hooyo Soomaaliyeed oo aan si degdeg ah u helin gargaar caafimaad, iyadoo ku umushay banaanka Isbitaalka Hooyada iyo Dhalaanka ee Banaadir.

Hiil Legal Aid oo u taagan difaaca cadaaladda, xuquuqda aadanaha iyo saraynta sharciga, waxay arrintan u aragtaa mid khuseysa xuquuqda nolosha, karaamada iyo helitaanka adeeg caafimaad, sida uu qabo Dastuurka Kumeelgaarka ah qodobada 15aad iyo 27aad iyo heshiisyada caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha.

Waxaan soo dhoweyneynaa tallaabada ay qaaday Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada taas oo sheegtay in ay bilaabeen baaritaan rasmi ah si loo xaqiijiyo masโ€™uuliyadda iyo isla xisaabtanka. Si kastaba ha ahaatee, Hiil Legal Aid waxay aaminsan tahay in masโ€™uuliyaddu aysan intaas ku ekaan, balse loo baahan yahay kormeerka iyo ilaalinta bukaanka.

๐‡๐ข๐ข๐ฅ ๐‹๐ž๐ ๐š๐ฅ ๐€๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง๐š๐ฒ ๐ญ๐š๐š๐ ๐ž๐ž๐ซ๐จ ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ ๐š๐ซ๐š๐› ๐ข๐ฌ๐ญ๐š๐š๐  ๐ฌ๐ข๐ข๐ฌ๐จ ๐ก๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ก๐ข๐›๐š๐š๐ญ๐š๐๐š ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ญ๐š๐ฒ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐š๐๐ค๐š ๐ค๐š๐ฅ๐ž ๐ž๐ž ๐ฅ๐š ๐ฆ๐ข๐๐ค๐š ๐š๐ก, ๐ข๐ฒ๐š๐๐จ๐จ ๐š๐๐ž๐ž๐ ๐ฌ๐š๐ง๐ž๐ฒ๐ฌ๐š ๐›๐š๐ซ๐ง๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฃ๐ฒ๐š๐๐ž๐ž๐๐š ๐ ๐š๐ซ๐ ๐š๐š๐ซ๐ค๐š ๐ฌ๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐ž๐ฅ๐ข๐ญ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐œ๐š๐๐š๐š๐ฅ๐š๐.

Waxaan ku baaqeynaa:
1. Baaritaan daahfuran oo natiijada kasoo baxdo lala wadaago bulshada;
2. Isla xisaabtan iyo ilaalinta bukaanka;
3. Tababaro joogto ah oo ku saabsan anshaxa, daryeelka bukaanka iyo adeegyo ku dhisan xuquuqda muwaadinka;
4. Wacyigelin guud oo ku saabsan xuquuqaha bukaanada iyo sida bukaanada u raadsan karaan cadaalad haddii la dayaco.

Hiil Legal Aid waxay diyaar u tahay inay la shaqeyso Wasaaradda Caafimaadka, ururrada bulshada rayidka ah iyo hayโ€™adaha xirfadlayaasha caafimaad si loo horumariyo ilaalinta xuquuqda hooyada iyo isla xisaabtan hayโ€™adaha caafimaadka ee Soomaaliya.

Hooyo walba waxay mudan tahay daryeel, kawarqab iyo kalsooni โ€” ka hor, inta lagu jiro, iyo kadib umusha.

โ€” DHAMMAAD โ€”

11/10/2025

Speak up. Participate. Protect your rights.

Xorriyadda hadalka waa xuquuq aasaasi ah oo uu dammaanad qaaday Qodobka 18-aad ee Dastuurka.

๐‡๐ข๐ข๐ฅ ๐‹๐š๐ฐ ๐…๐ข๐ซ๐ฆ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐ฎ ๐ญ๐š๐š๐ ๐š๐ง ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐๐ข๐Ÿ๐š๐š๐œ๐š ๐œ๐จ๐๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐š๐š๐๐š.

25/09/2025

๐–๐š๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐Š๐š๐š๐ฅ๐ฆ๐จ ๐’๐ก๐š๐ซ๐œ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐? ๐˜๐š๐š๐ฌ๐ž ๐ฑ๐š๐ช ๐ฎ ๐ฅ๐ž๐ก ๐ข๐ง ๐ฎ๐ฎ ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐šโ€™๐ข๐ข๐๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐จ?

Kaalmo sharciyeed waa adeeg sharci oo lacag laโ€™aan ah oo loogu talagalay dadka nugul sida haweenka, carruurta, dadka barakacayaasha ah, dadka naafada ah iyo cid kasta oo aan awoodin in ay iska bixiso kharashaadka maxkamadda.

19/08/2025

Waxaan maanta xusaynaa Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka Aduunka 2025 (๐˜ž๐˜ฐ๐˜ณ๐˜ญ๐˜ฅ ๐˜๐˜ถ๐˜ฎ๐˜ข๐˜ฏ๐˜ช๐˜ต๐˜ข๐˜ณ๐˜ช๐˜ข๐˜ฏ ๐˜‹๐˜ข๐˜บ 2025) oo maanta oo kale loo dabbaal d**o. Waa maalin lagu muujiyo midnimo caalami ah iyo garab istaagga bulshooyinka maxalliga ah.

๐‡๐ข๐ข๐ฅ ๐‹๐ž๐ ๐š๐ฅ ๐€๐ข๐ waxa ay u taagan tahay garab istaagga xuquuqda iyo sharafta dadka nugul.

30/07/2025

๐„๐ฏ๐ž๐ซ๐ฒ ๐œ๐ก๐ข๐ฅ๐ ๐๐ž๐ฌ๐ž๐ซ๐ฏ๐ž๐ฌ ๐ญ๐จ ๐ ๐ซ๐จ๐ฐ ๐ฎ๐ฉ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐ž, ๐ฉ๐ซ๐จ๐ญ๐ž๐œ๐ญ๐ž๐ ๐š๐ง๐ ๐ž๐ฆ๐ฉ๐จ๐ฐ๐ž๐ซ๐ž๐.

At Hiil Legal Aid, we defend the rights, dignity and future of vulnerable children across Somalia through legal support and advocacy. Together, we can build a just and secure future for every child.

+252 61 0891222 | [email protected]

02/07/2025

Sheekada gabar 13 jir ah oo si qasab ah loogu guuriyay macallinkeedii dugsiga.

Waa tusaale ka mid ah dhibaatooyinka ka jira xeryaha barakacayaasha ah, halkaas oo gabdhaha yaryar ee aan qaangaarin si joogto ah loogu qasbo guurka.

โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€” โ€”

The story of a 13-year-old girl who was forcibly married to her Quran teacher.

This is one example of the realities facing many young girls in displacement camps, where underage girls are regularly forced into marriages they are not ready for.

At Hiil Legal Aid, we are committed to protecting rights, preventing forced and early marriage, and defending the future of Somali children.

20/06/2025

Iyadoo shalay ay ku beegnayd Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Galmada ee Xilliyada Dagaalka, Hiil Legal Aid waxay garab taagan tahay kuwa nugul ee ay sida ba'an saameynta ugu reebeen tacaddiyadaasi iyaga, qoysaskooda iyo bulshada inteeda kale.

Waxaan bogaadinaynaa bulshada Soomaaliyeed ee garab istaagta kuwa ku dhiiraday in ay ka dhiidhiyaan dhibkaas, kuna dhiirrigeliya inay ka baxaan aamusnaanta. Si aan u helno bulsho ka xor ah takoor, cabsi iyo dhaawac nafsi ah, waa inaan si wadajir ah u wajahnaa xadgudubyada galmada.

Waxaan ugu baaqaynaa dowladda in ay xoojiso dadaallada sharciyeed, wacyigelin iyo taageerada nafsiyeed dadka dhibanayaasha ah.

Photos from Hiil Legal Aid's post 20/06/2025

๐–๐จ๐ซ๐ฅ๐ ๐‘๐ž๐Ÿ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐ƒ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ“

Somalia hosts over 3.8 million forcibly displaced people, including refugees from neighboring countries. On this day, Hiil Legal Aid visited IDP camps to offer legal support and listen to those whose rights and voices are often overlooked.

These photos reflect the strength, struggles, and resilience of those still seeking safety, dignity, and justice in their own homeland.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address

Near Safari Apartments, KM5 Area
Mogadishu