AA.Jananka

AA.Jananka

Share

28/02/2026

Iiraan🔥

28/02/2026

DEG DEG: Sacuudiga iyo Qatar ayaa sheegay inay ku biirayaan dagaalka ka dhanka ah Iiraan!.

28/02/2026

Video ayaa muujinaya qaraxyo badan oo ka dhacay Qatar, iyadoo Wasaaradda Difaacu xaqiijisay in dhammaan gantaalladii Iran la qabtay/joojiyay. Wax khasaare naf ah lama soo sheegin.

28/02/2026

🚨🇺🇸🇧🇭: Daqiiqaddii xarunta ciidamada Mareykanka ee Baxrayn ay Iiraan Labeegsatay Gantaal Sixun U Burburiyey!.

28/02/2026

. Abu Dhabi👀

29/01/2025

Muqdisho: Askari katirsan Booliska oo yimid gurigiisii oo cagaf la geliyey oo dumin kusocoto wuxuu codsanayaa inta Mushaharku uu usoo dhacayo in la sugo.

Dowladani wax ayka xishonaysho iyo cid ka badbaadeysa majirto,

22/01/2025

Walalkayga qaaliga ahow, noqo sida libaax oo kale.

22/01/2025

The Iranian government has sentenced an artist to death for insulting the Prophet Muhammad.

:: Dowlada Iran ayaa dil toogasho ah ku xukuntay fanaankan oo aflagaadeeyay Nabi Muxamed NNKH.

22/01/2025

Waxaad dooran kartaa ninkaaga mustaqbilka, laakiin carruurtaadu ma dooran karaan aabbahood.

Markaa u door nin wanaagsan iyo aabbihii carruurtaada mustaqbalka. ❤️❤️

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
00000