vTech Innovation Hub
14/02/2026
Waxaa si habsami leh inoogu socda tababarka ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ, oo qayb ka ah barnaamijka ๐๐ค๐ช๐ฉ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐ค๐ง ๐๐๐๐๐, kaas oo aan ugu tala-galnay horumarinta xirfadaha dhalinyarada Soomaaliyeed.
-----
The Digital Storytelling Bootcamp, which is part of the Youth Media Lab for Peace programme, is progressing smoothly and successfully. The initiative is designed to strengthen the skills of Somali youth in digital media, storytelling, and community communication.
24/01/2026
Waxaan si rasmi ah u bilownay ๐๐๐๐๐๐๐ซ๐ค๐ ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐จ๐ญ๐๐๐ฆ๐ฉ ee barnaamijka Youth Media Lab for Peace.
Tababarkani wuxuu isu keenayaa dhalinyaro ka kala timid bulshada qaybaheeda kala duwan si ay u bartaan ๐ฑ๐ข๐ซ๐๐๐๐๐ก๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐, ๐๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ iyo ๐ญ๐๐๐ข๐ง๐ญ๐ ๐ฌ๐ก๐๐๐ค๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐ ๐ก๐๐ ๐๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐๐๐ฅ ๐๐ก, si loogu adeegsado horumarinta is-dhexgalka dhaqamada kala duwan, ka qaybgalka nabadda iyo isku duubnida bulshada.
-----
We are excited to officially launch the Digital Storytelling Bootcamp under the Youth Media Lab for Peace project in Mogadishu!
This bootcamp brings together young people from diverse backgrounds to build their skills in digital media, video editing, and storytelling to promote intercultural dialogue, inclusion, and social cohesion.
Over the coming weeks, participants will learn how to use media to share positive stories from their communities and amplify youth voices for understanding and unity.
10/08/2025
Here we go
We are @ Asal Microfinance
07/08/2025
๐๐ข๐ ๐๐ข๐ง ๐๐จ๐ซ ๐ฏ๐๐๐๐ก ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ฎ๐!
We are proud to announce that our project: โ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐๐๐ข๐ ๐๐๐ ๐๐จ๐ซ ๐๐๐๐๐: ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐ญ๐จ๐ซ๐ฒ๐ญ๐๐ฅ๐ฅ๐ข๐ง๐ ๐๐จ๐ซ ๐๐จ๐๐ข๐๐ฅ ๐๐จ๐ก๐๐ฌ๐ข๐จ๐ง ๐ข๐ง ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐โ, has been ๐ฌ๐๐ฅ๐๐๐ญ๐๐ for the ๐๐จ๐ฎ๐ญ๐ก ๐๐จ๐ซ ๐๐๐๐๐: ๐๐๐๐๐๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐๐ฎ๐ฅ๐ญ๐ฎ๐ซ๐๐ฅ ๐๐๐๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐ข๐ฉ ๐๐ซ๐จ๐ ๐ซ๐๐ฆ๐ฆ๐ ๐๐๐๐!
Out of more than 8,250 global applicants, only 50 projects were selected and ours made it to the top, representing Somalia on a global stage.
This achievement reflects the hard work and vision of our team, our commitment to youth empowerment, and our belief in the power of digital storytelling to foster peace, inclusion, and social cohesion.
This is not just a win for vTech, its a win for Somaliaโs youth, creatives, and changemakers. ๐
Stay tuned as we take this journey forward!
08/02/2025
We are thrilled to announce that we have designed the ๐จ๐๐๐ข๐๐ข๐๐ฅ ๐ฅ๐จ๐ ๐จ for the ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐ฉ๐ซ๐จ๐ฃ๐๐๐ญ!
This logo represents the vision and mission of the Digital Health project to modernize and develop ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐ก๐๐๐ฅ๐ญ๐ก ๐๐๐ฎ๐๐๐ญ๐ข๐จ๐ง in ๐๐ญ๐ก๐ข๐จ๐ฉ๐ข๐ and ๐๐จ๐ฆ๐๐ฅ๐ข๐, enhancing healthcare services through innovative educational programs.
At vTech Innovation Hub, we are committed to partnering with National and International Organizations / Institution as well as NGOs, to drive ๐๐ข๐ ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐ญ๐ซ๐๐ง๐ฌ๐๐จ๐ซ๐ฆ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง in healthcare, education, and business sectors.
01/02/2025
Aan u wada hadalno si Live ah. Waxaan hawada soo gelinnay vTech Innovation Hub website. Fadlan si aad u dalbato mid kamid ah adeegyada aan bixinno booqo: https://vtech.so/. Waxaan diyaar kuula nahay inaan kuu dhisno, kuuna casriyeyno website-ka shirkadaada. .
28/01/2025
Maanta 28 January, 2025, waxay ku asteysan tahay ๐๐๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐จ๐ฐ๐ซ๐ข๐ฌ๐ญ๐ ๐๐จ๐ ๐ญ๐ ๐๐๐๐ฎ๐ฎ๐ง๐ค๐ - World Privacy Day! ๐
Xogta shakhsiyaadka, shirkada iyo sirta qofeed waa hanti qiimo leh, waxaana muhiim ah in loo ilaaliyo si taxaddar leh. Halkan waxaan kuugu soo koobeynaa talooyin dhowr ah oo kaa caawinaya inaad si ammaan ah u ilaaliso xogtaada:
1. ๐๐ฌ๐ญ๐ข๐๐ฆ๐๐๐ฅ ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ฐ๐จ๐ซ๐ ๐๐๐๐ ๐ก๏ธ
Hubi in password-kaaga uu ka koobnaado isku-dhafanka xarfo waaweyn, xarfo yaryar, lambarro, iyo calaamado gaar ah.
2. ๐๐จ๐ ๐ญ๐๐๐๐ ๐ก๐๐ฅ๐ฅ๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐ ๐ข๐ง ๐๐ข๐ ๐๐ฒ๐ฌ๐๐ง ๐ช๐ฎ๐ฌ๐๐ฒ๐ง ๐ซ
Xogtaada shakhsiyeed, sida lambarkaaga telefoonka, email-ka, iyo cinwaanka, halla wadaagin cid aysan quseyn
3. ๐๐๐ช๐ข๐ข๐ฃ๐ข ๐๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐ ๐๐ง๐ญ๐๐ซ๐ง๐๐ญ๐ค๐๐๐ ๐ ๐
Adeegso VPN (Virtual Private Network) marka aad ka isticmaasho internet-ka meelaha dadweynaha ah sida Kafateeriyada ama garoomada diyaaradaha.
4. ๐๐ฌ๐ค๐ ๐ข๐ฅ๐๐๐ฅ๐ข ๐-๐ฆ๐๐ข๐ฅ๐ฌ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฅ๐ข๐ง๐ค๐ข๐ฒ๐๐๐ ๐ฌ๐ก๐๐ค๐ข๐ ๐ ๐ฅ๐๐ก ๐ง
Ha furin e-mails iyo xiriiriyeyaal (links) ka imaanaya ilaha aan la garanayn, gaar ahaan haddii ay ku weydiinayaan xog shakhsi ah sida Username Iyo Password. barahaaga bulshada u isticmaal Two Factor Authentication.
Hubi in aad mar walba cusboonaysiiso software-kaaga si aad uga ilaaliso khataraha amni ee cusub.
Xogtu waa awood, laakiin ilaalinteeda waa mas'uuliyad! Dhowrista xogtaada waxay kaa caawineysaa inaad ka hortagto falalka xadgudubka ah ee ku saabsan amniga iyo sirta.
Dhowrista xogtaada, adiga ayaa mas'uul ka ah! ๐จโ๐ป๐ฉโ๐ป
๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ง ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ง๐จ ๐ฐ๐๐ฑ๐๐ ๐ค๐๐ฆ๐ข๐ ๐๐ก ๐ฌ๐๐ฆ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ช๐๐๐ฅ๐ฅ๐๐๐. Muuqaalkaan waxaan u duubnay una qaabeynay Shirkadda ๐๐๐๐๐.
Nagu soo biir si aan kuugu casriyeyno adeegyada aad bixiso. . . . . .
19/01/2025
Shirkadda Tiens ayaan kala shaqaynay nashqadeynta, tabinta, sawirrada Iyo muuqaal duubista shirkooda sanadlaha ah ee Business Building Seminar. .
15/12/2024
Sharaf ayey noo tahay inaan Macaamiilkeenna ๐๐ฅ๐ข๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ซ ๐ฌ๐ก๐จ๐ฉ ka caawinnay Astaanta ganacsigiisa.
Adigune waad nala soo xiriiri kartaa si aan kaaga caawinno casriyeynta ganacsigaaga.
Click here to claim your Sponsored Listing.