Dr Muuda

Dr Muuda

Share

24/05/2026

πŸ›‘ Ha tuujin finanka β€” waxay sababi karaan nabarro iyo madow maqaarka reeba.πŸ‘©β€βš•οΈ Dr Muuda wuxuu kuu hayaa daryeel iyo daawayn ku habboon maqaarkaaga. ✨

22/05/2026

Jimco Wanaagsan! πŸŒ™
Maalin kasta oo Jimco ah waa fursad cusub oo lagu nadiifiyo qalbiyada,
Aan badino saliga nabiga scw maalintan weyn.✨

21/05/2026

Muhiimada ugu weyn waa daryeelka timahaaga. Dr Muuda wuxuu kuu hayaa talo iyo tusaale ku aaddan caafimaadka maqaarka,timaha & cidiyaha.

la kulan maantaba si aad u hesho
daryeelka kugu haboon.

18/05/2026

Isbeddelka midabka cidiyaha, dildillaaca, ama nabraha hareeraha ka soo baxa maahan qurux darro kaliya, ee waa calaamad caafimaad. Si aad u hubiso caafimaadka cidiyahaaga, booqo Dr Muudan Maantaba

14/05/2026

Kalsoonidaada waxay ku jirtaa caafimaadkaaga! ✨
Ma ogtahay in Dr Muuda uu yahay dhakhtar ku takhasusay dhibaatooyinka maqaarka, timaha & Cidiyaha?.
Booqo xaruntayada si aad u hesho talo iyo daaweyn hufan.

12/05/2026

La kulan Dr. Mohamud Mohamed Abdulkadir (Dr. Muuda), oo ah takhasusle ku takhasusay daryeelka maqaarka, timaha, iyo cidiyaha. Waxaan kuugu diyaar kuugu yahay :

Bidhaan Health & Beauty,
Royal Hospital

11/05/2026

Daryeelka timaha ma ahan kaliya waxaad mariyo, ee waa hab-nololeed. Dr Muuda wuxuu kugu caawinayaa sidii aad u heli lahayd tima jilicsan oo adkeysi leh adigoo raacaya daryeel joogto ah.

πŸ“ Waxaad noogu imaan kartaa: Royal Hospital, Bidhaan Health & Beauty.
πŸ“… Ballan qabso maanta si aad nolosha ugu soo celiso timahaaga.

08/05/2026

Jimcuhu waa maalin fadli leh, ku dadaal Suuratul Kahf, ducada, saliga Nabi Maxamed ο·Ί, iyo xiriirka qaraabada.

07/05/2026

Timahaagu waa taajkaaga! πŸ‘‘ Ha u ogolaan Alopecia inay saamayso kalsoonidaada. Booqo Dr. Muuda Dermatologist si aad u hesho xalka ugu habboon dhibaatada tima daadashada.

03/05/2026

Maqaarkaagu waa quruxdaada, daryeelkiisuna waa muhiim.
Canbaartu waa xanuun faafi kara, balse ha welwelinβ€”si fiican ayaa
loo daaweyn karaa loogana hortagi karaa!

Booqo Dr. Muuda si aad u hesho daryeel iyo daaweyn sax ah.

01/05/2026

Maalin barakaysan oo nabad iyo khayr xambaarsan ayaan idiin rajaynayaa. Jimcuhu waa hadiyad uu Allah siiyay mu'miniinta, aan uga faa'iidaysano duco iyo xus.

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address

Mogadishu
252