Kaalib Tech

Kaalib Tech

Share

02/05/2026

Qof Aan Wax Qaban Karin Majiro Dadka Aniga Markaad Aragtaan Ixtiraama Fadhiga Uga Kaca Istaaga

02/05/2026

Adinka Waxa Niikala Rabo waaye Maanta Waxaad Rabaysaa Waaye That's Called Adi Bulshada Maxaad U Haysaa

01/05/2026

Maanta waxaan xusnaa dadaalka, halganka, iyo guusha shaqaalaha aduunka oo dhan. πŸ’ΌπŸŒ

Shaqadu ma aha oo kaliya nolol raadis, waa jidka horumarka, hal-abuurka, iyo mustaqbal dhiska.

Kaalib Academy waxay garab taagan tahay dhalinyarada iyo xirfadlayaasha doonaya inay horumariyaan xirfadahooda una gudbaan heer sare.

Hambalyo Maalinta Shaqaalaha Adduunka – 01 May!

01/05/2026

Labo Kala Daran Mid Dooro

Horta Waan Lacag Jeclahay Lkn Waxaan Dooran Lahaay Hurdo Dhamaystiran Iyo Nolosha Dagan

01/05/2026

Kaalib Tech Anigu Waxaan Noqon Lahaay Creator

Photos from Sacda mohamed's post 01/05/2026

Insha Allah Kabadan Ayaana Qaban doonaa Waana Kaa Qabnaa Mahadcelintaada

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address

Mogadishu